Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Maleeshiyaadkii Ku Dagaallami Jirey Marka Oo La Dhaqan-celinayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dhaqan-celin loo sameyn doono maleeshiyaad muddo ku dagaallami jiray magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose.

Maxamed Ibraahim oo ah guddoomiyaha gobolka Shabellaha Hoose ayaa u sheegay Goobjoog, in maleeshiyaadkan ay hadda qeyb ka noqon doonaan xasilinta magaaladaasi iyo sidoo kale iney helaan dhaqan celin ah.

Guddoomiyaha ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in mar kale magaalada Marka aanay ka dhicin dagaallo sokeeye.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/10/Wareysi-Guddoomiyaha-Sh-Hoose-Maxamed-Ibraahim-Barre.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this