Suldaanka

Puntland Minister Bay Bakool MP "Please speak proper Somali..."

Recommended Posts

Reer Koofurku Af-maxaa iyo Af-maay gooda ha iska eryadaan. :D

 

Kolay, reer somaliland ahaan Af-maxaa wax la yidha ma naqaano. Afka hooyo waa Af Soomaali dhalad, pure ah oo Bantu iyo Balaayo kale lagu dhex milin. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
22 hours ago, galbeedi said:

As someone who spent a whole year in Wanlaweyn and surrounding regions, I can attest that the South West people are the finest Somalis in terms of hospitality and welcoming others. 

By the way, MMA , you should keep  the legacy of your dad and aim high in the future of Somalia. Certainly you have the wisdom and the character to contribute to the future.

Galbeedi, barbaar koris ayaan ku jiraa hadda, waa ogtahay qurbahaan carruurta gacan adag lagu haayo loo baahanyahay. Rabi hadduu ka dhigo inta la noolyahay in the near future, who knows.

Share this post


Link to post
Share on other sites
17 hours ago, cadnaan1 said:

This is the best Somali song ever made and I think afmaay is more richer than maxaa tiri.

Af maxaa tiri waxaa Ku badan foreign words borrowed from Arabic, English, Italian.

Cadnaan, try to find Afmaxaa word u dhigma 'friend' in afka Ingiriiska. Mar hore uu ka tirtirmay. Friend in Afmaay waa widaay. Careys Ciise Kaarshe saararkiisa haddaa dhageysatid ereygaan widaay ayuu isticmaalaa maadaama uu Reer Jubbooyinka ahaa and was very familiar with Afmaay.

Tusaale kale dowladii Kacaanka markee ereyada qaarkood bixineysay waxaa ka mid ahaa ereyga caanka ah ee horseed, laga wadana vanguard.  Hor waala gartee 'seed' intuu ka yimid Reer Afmaxaa ma isweydiinin. Ereyga seed oo Afmaay ah Afmaxaa kan ugu dhow waa 'aadid.' Reer Afmaay 'intee seedaasa?' ayee isdhahaan markee qof weydiinayaan intee u jeedaa ama intee u socotaa ama intee aadeysaa.

Dowladii Kacaanka ma isticmaalin 'horaadid,' yacni kuma habooneynin naxwi ahaan, instead preferring the old Soomaali word 'seed.'

Also the word hear in Afmaxaa maxaa lagu dhahaa? Maqal? Maqal Afsoomaali ma'ahee. In Afmaay, it is 'dheeg' oo ka soo jeedo dhago. In Afmaay 'i dheegahaaytee'  waa ma i maqleysaa in Afmaxaa. Closest Afmaxaa could be 'i dhageyso,' but dhageyso is listening, not hear. Hearing waa maqal. Hearing and listening are tototally different.

Also inuu Afmaayga aad ugu fac weynyahay ereyga 'geel' ayaa ka garaneysaa meeshuu ka soo jeedo. Afmaayga geelka gaal ayaa loogu yaqaan. Meelo badan iyo qabiillo badan magaca 'gaal' ayee wataan, not geel. Sida qabiilka Xasan Sh, Sh. Shariif iyo xirtooda ka soo jeedaan oo aabihii geelka laga wado. Sida qabiilka kuwa geelka jecel laga wado oo Hiiraan degan. Meelaha qadiimiga caanka ah waxaa ka mid ah 'laasgaal' oo Waqooyiga ku taalo.

Also qabiilkee wadaagaan iljeex iyo reer Afxaayoow ku hadlo magac Afmaay ah ee wadaagaan oo laga wado dawn in early morning ama waaberi.

Also qabiillada degan Bari, Sanaag iyo Sool qabiilkee kor ka wadaagaan magac Afmaay ah ee wataan, most of them mana oga. In Afmaay, magacaan means nin weyn.

One can go on and on about this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don’t see what the fuss is in here. Af Maxaatiri and Af Maay are both languages of Somalia. The only differences is that Af Maxaatiri is a diluted language which is mingled with extraneous foreign languages.

Every Af Maxaatiri speaker who carefully studies the etymology of the words they use in their language will quickly see how much of what he speaks is borrowed from other languages. But this does not make it a bad language or Af Maay necessarily a good language, because even Af Maay has elements other of languages such as Afaan Oromo.

So this shouldn’t be shocking. Somalia location makes it a melting pot of languages, cultures and traditions. For instance, it is widely known that many Somalis trace their ancestry to the Arabian peninsula, so why would anyone begrudge them the fact that their Somali has many Arabic words infused in it... and so on and so forth.

So this silly debate needs to stop.

  • Like 2

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is not about Af Maxaa tiri or Af Maay , it is about a guy who is well versed in Af Maxatiri, asking Qs with arrogance in Af maay, and we seen many examples. Qofkii fahmeeyn sanka laga geliyo maaha, else chaos.

It is for the gov to teach future generation, both dailects.

I have read about Somali Language,  100% clear that Af Maxaatiri originated from Af Maay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Af Maay iyo Afsomali are two different languages. Maay in its purest form is closer to Af Oromo Afan than it is to pure Somali. I read a research by one Maay Maay guy based in North America to that effect. So let us not mixed things together. There are also many other languages such as Markaawi, Bravanese, Mashunguli, that are spoken in the country. Calling Af Maay Somali is political statement than it is reality.

All in all, Somali language share origin with most languages spoken in the horn specially Af Oromo, Af Maay, Anfar etc , and this may well explain the DNA similarities of these communities.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   
10 hours ago, Samafal said:

Af Maay iyo Afsomali are two different languages. Maay in its purest form is closer to Af Oromo Afan than it is to pure Somali. I read a research by one Maay Maay guy based in North America to that effect. So let us not mixed things together. There are also many other languages such as Markaawi, Bravanese, Mashunguli, that are spoken in the country. Calling Af Maay Somali is political statement than it is reality.

All in all, Somali language share origin with most languages spoken in the horn specially Af Oromo, Af Maay, Anfar etc , and this may well explain the DNA similarities of these communities.

Scholars don't agree with your assessment. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Holac said:

Scholars don't agree with your assessment. 

Runtaa waaye. Since Afmaay is older than Afmaxaa and has still kept much older words than Afmaxaa, then if we follow a logical conclusion and his logic, if there is language that is not Afsoomaali, it is Afmaxaa then. Afmaxaa is not Afsoomaali, but a collection of foreign words - be it Talyaani, Carabi, Farsi iyo Ingiriis, one can conclude if one wants.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Koonfurta somaaliya waa kayn ama duur dhanka lahjadaha.

AF maay wuu fahmi karaa qofkii si fiican u dhagaysta barashadiisuna ma dhib badna haddaad wakhti yar ku noolaato gobolada looga hadlo.

Lahjaddi maaxa tiri qudheeda yaa is badel wayn ku socdaa koonfurta

Lahjado badan yaa ka jira goboladaas waxaana iigu yaab badnaa mid laygu yiri waxaa iska keh qabiilka jiiddada

Waxay dhaqdaan lo'da waxayna ku dhaqmaan shabeelada hoose agagaarka wanla-weyn ma garanaayo burburkii ka dib meesha xaalkoodu ku dambeeyay iyo qabiilka loogu abtiriyay.

Balse waxay ahaayeen dad qurux badan oo dhaqankooda iyo midabka soomaaligu ka muuqdo runtiina lahjadoodu iila muuqatay soo jireen fog balse aan hoos loo fiirin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
1 hour ago, gooni said:

Koonfurta somaaliya waa kayn ama duur dhanka lahjadaha.

AF maay wuu fahmi karaa qofkii si fiican u dhagaysta barashadiisuna ma dhib badna haddaad wakhti yar ku noolaato gobolada looga hadlo.

Lahjaddi maaxa tiri qudheeda yaa is badel wayn ku socdaa koonfurta

Lahjado badan yaa ka jira goboladaas waxaana iigu yaab badnaa mid laygu yiri waxaa iska keh qabiilka jiiddada

Waxay dhaqdaan lo'da waxayna ku dhaqmaan shabeelada hoose agagaarka wanla-weyn ma garanaayo burburkii ka dib meesha xaalkoodu ku dambeeyay iyo qabiilka loogu abtiriyay.

Balse waxay ahaayeen dad qurux badan oo dhaqankooda iyo midabka soomaaligu ka muuqdo runtiina lahjadoodu iila muuqatay soo jireen fog balse aan hoos loo fiirin.

Qabiika jiidada waxay ka midyihiin beeesha Digil & Mirifle waxayna dagaan qoryooleey area  weligay waxaan ka aqaanay laba wiil oo harqaan layaal  ahaa degmada waaberi daganaa. 

Shabelle hoose waa gobolka ugu lahjadaha badan sida afmaayga,Garre,jiidada,tuni, reer baraawe,reer markood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Cadnaan

Saaxiib aad baad u mahadsantahay

Aqoon badan uma lahayn balse waxaan kula kulmay daafeed iyo yaaq bari-weyne meel u dhaxaysa lahajadoodana waa markii iigu horaysay iiguna dambaysay

Ka dib baan is waydiiyay sida loogu baahan yahay dadkaas lahjadoodu mesha ay kasoo jeedo asal ahaan waayo aad bay iigala fogayd maay iyo maxaa tiri labadaba.

Haddii aad macluumaad intaa ka badan ka taqaan nala wadaag adigoo mahadsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 10/14/2018 at 7:52 AM, Holac said:

How about Afka Garre clan? The Garres are true Somali warriors keeping Oromos at bay. 

 

 

I could actually understand, with difficulty of course, what she was saying.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.