Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Puntland Oo Shaacisay Sababtii Ay u Joojisay Shir Uu Qaban Lahaa Wasiirka Qorsheynta DFS

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka Puntland ayaa sharaxaad ka bixiyey sababtii ka dambeysay iney baajiyaan shir uu magaalada Garoowe ku qaban lahaa wasiirka wasaaradda qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Wasiirka warfaafinta Puntland, Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay sababta shirkaasi u joojiyeen ahayd xiriirka dowladda dhexe iyo Puntland oo aan wanaagsaneyn.

Waxa uu tilmaamay maadaama la joojiyey wadashaqeyntii la joojiyey aanay xaq u lahayn wasiirada xukuumadda in shirar ku qabsadaan deegaannada Puntland.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/10/Warka-Wasiir-Qarjab-kaga-hadlay-Joojinta-shirkii-Warbixin-Cawil-cali-jamac-8-10-2018.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this