Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 14, 2008 I do think this thread belongs to General section. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 14, 2008 Well, let it be then ,,, Let's all celebrate ,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted May 14, 2008 This is so overrated. Paying alcoholic faaniins in over-rated, over priced parties. Even P Diddy don't charge as much! In any case don't people ever grow up. :cool: Find something better to do with your money, give it charity. We've become like the Nigerians and Jamicans, any excuse for a party Quote Share this post Link to post Share on other sites
MAXIMUS POWERS Posted May 14, 2008 I wont be going thats sure. I dont want my money been spent in woolwich. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted May 14, 2008 JB, sxb, why was this on the Politics section to begin with? By mistake may be? :confused: I am not going either, I am saving my energy for Kowda Luulyo... We can then celebrate! Quote Share this post Link to post Share on other sites
MAXIMUS POWERS Posted May 14, 2008 North, Last year's proceeds were spent in Woolwich by the organisers. There were rumours that the money was spent on a Khat orgy, cars and all sorts of shenanigans. NOMAD UK, whom I am a member off, are the only organisation capable of organising such an important event. Anyway that not my scene, I am a proud patriot not some ciyaal suux intent on ''pulling'' on the night after getting intoxicated. Is there an 18th of May celebrations in the UAE? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 15, 2008 THEY HAVE ALREADY STARTED IN LONDON ,,,,,,, Waxay ku biilaabmatay qosal iyo kaftan, iyo sawiro laga soo qaaday Jaamacada Burco, waxa xaflada isugu yimi dad tiro badan oo aad u xiiseeynayey daabaldega sanad guuradii 17naad ee markii ay Somaliland xornimada la soo noqotey. Waxa ka hadlay mudanayaal badan oo kala duwan oo ka kala socda bulshada reer Somaliland qaybaheeda kala duwan iyo dad ajinabi ahba oo dhashaywadamo kale oo dunida ka mid ah. Goobtaa waxa ka hadley dad wax garad iyo aqoonyahano ah. Xafalda oo lugu xusayay sanadguuradii 17naad ee ka soo waregtay markii ay S/land xornimadeeda la soo noqotay, ayaa lagu bilaabay aayado quuran ah oo uu akhriyay "Axmed Cadare" ka dibna waxa macrafoonka, kusoo dhawaatay qaban qaabiyaha xaflada "Shankaroon Ayaan M Cashuur iyo A/Rahmaan Abdillaahi" Gudoomiyaha "Somaliland Society in Europe (SSE)". Oo ku soo dhaaweeyeen dadkii halkaa isugu yimid sanad guuradii 17aad ee S/land. Waa Mahad eebe ayay Shankaroon ku bilawday, haday manta halkan isugu yiimadeen caruur iyo ciirolaba ku soo dhaawada Xaflada oo aad ka heli doontaan, oo isugu jirta gabayo iyo heesaba. A/rahaman wuxuu intaa ku daray waxa maanta xaflada ku caawin doona Jaamacada Burco gar ahaan Centre for Somali Studies. Dr Sacad Ali Shire oo ka war bixiyay jaamacada iyo halkay maanta marayso, Jamacada waxaa wax ka dhigta 331 arday, taasoo ay ku kala jiraan. * 89 -Business Administration * 55 -Islamic Studies * 150-Peer-service Teacher Training Program (females 106) * 37- Veterinary Medicine Jaamacada oo iminka 4 Sano jirtay waxay gaadhay guul aad u balaadhan. Waxaanan ilaahay ka baryayaa caawitaankan aad caawa cawiinaysaan in uu noqdo mid anfaca waxbadanaku soo kordhiya jaamacada. Waxa halkaa ka hadlay Xildhiiban A/Qadir Jirde wuxuuna hadalkiisa ku bilaabey "S/land waxay soo martay maraxalado kala duwan, waa ilahay maahadii halkay maanta marayso, isaga oo hadalkiis sii wata wuxuu yidhi waxa ay manta S/land uu baahantahay midi midi ku taag maaha ee waxay uu baahan tahay nabad iyo horumar. Maxamed Haashi oo ka mid ah ururka aan wali la sharciyayn ee "Qaran"ayaa isna ka hadlay taariikhdii SNM iyo S/land halka ay manta marayso, waxa uu yidhi ma aha reerkayaga waxa la siiyay waasir ee maxa uu qaban karaa wasiirku. Imisa wasaaradood ayaa furan oo aan cidina joogin, waxanu ku soo gunanaday hadalkiisii dadka reer Awdal, haa raacina Madax waynaha Riyaalel ee waxa ogaataan dalku in uu dalkiini yahay. Prof I. M. Lewis, oo ah khabiir ku dheer S/land ayaa isna halkaasi ka yiri S/land waxay qabsatay East Africa oo dhan may gaadhin, waxay ka muuqataa horumarkeeda ha noqato xaga isgaadhsiinta amaba xaga dimuqraadiyada iwm, waa wax loogu hanbalyeeyo dadka reer Somaliland.Gabagabadii waxa halkaa laga tiriyay gabayo badan oo dadka galiyey qiiro aad uu badan, heesaha iyo majajiladu waxay ka mid ahaayeen mid ka muuqatay xaflada. Fanaaniita halkaa joogatay waxa ka mid ahaa Maryam Mursal iyo Nimco Yaasin, Faysal Yusuf, A/fataax Tacabir iyo Mustafa TT. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 16, 2008 ^^ Wow, the great artist Mr. Dararamle was there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 17, 2008 TONIGHT IN TORONTO hadhwanaag 2008-05-17 (Hadhwanaagnews) OGEESIIS---- OGEYSIIS Waxaa La Ogeysiinayaa Dadweynaha ku nool magalada Toronto iyo Nawaaxigeeda in Xaflada caawa ka dhici doonta Toronto May 17,2008 in si wanaagsan looga soo qeyb galo, Waxaa kale oo la ogeysiinayaa in Amaanka la adkeyndoonoo maadaama ay dad badani iskugu imanayaan iyo marti sharaf kale. Waxaa kale oo la ogeysiinayaa dadweynaha sharafta leh ee kasoo qeyb galaya Xaflada in ay anshaxa dhowraan iyo sharafta maalinta qiimaha leh iyagoo ka ilaa linaya xaflada wixii sharafdaro ah. Waxaa habaynkaasi Goobta amaanka Sugaya METRO TORONTO POLICE. Wixii faahfahin ah kala Xidhiidh Somaliland Canadian Society. 416-725-0997 647-292-5035 416-276-2361 Adresskuna waa 45 Overlea Blvd, Toronto, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 17, 2008 hadhwanaag 2008-05-16 (Hadhwanaagnews) Waxaa caawa Sabti oo ay taarikhdu tahay May 17 2008 lagu qabanayaa magaalada Toronto Xafladii Gooni isku taga J.Somaliland ee sanad walba la qabto, xafladan ayaa ah mid si heer qaran ah loosoo agaasimay oo huwana Tarikhdii Wadanka oo dhan waana xaflada kaliya ee ugu weyn Canada oo dhan laga qabanayo. Airport-ka Toronto ayaa Tododobaadkan oo dhan waxaa kasoo qulqulayay dadweyne aad u tiro badan oo kakala imanayay Gobolada Maraykanka oo dhan, Xaliima Cali Jamac oo ah muwadinad Somaliland u dhalatay kana timid Gobolka Ohayo hogaaminaysayna dhalinyaro 8 qof ah ayaa waxay Hadhwanaagnews u sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay in maanta ay joogto Toronto diyaarna u tahay iney kala qeyb gasho dadweynaha reer Somaliland ee ku nool Toronto iyo agagaadhkeeda maalinta Qaranimada Somaliland. Caawa xaflada ka dhici doonta Toronto ayaa laga daremi karaa Guud ahaan Toronto oo dhan, dhanka kale Hadhwanaagnews waxaa caawa lasoo xidhiidhey Afhayeenka Gudida Qabanqaabada ee Somaliland Canadian Society Mr. Khadar Ciise waxaa uu noosheegay iney dadweynuhu ilaaliyaan Wakhtiga hore loo baahiyay oo ah 7:00 Fiidnimo taasi oo ay ku sababeeyeen in Dadbadan oo ajaaniba ahi ay kasoo qeyb galayaan sida Marti sharaf kasocota Dowlada Canada iyo Wakiilada Goloyaasha Canada. Waxaa kale oo uu ii sheegay Khadar Ciise iney imandoonaan qaar kamid ah warbaahinta Canada kuwa ugu waaweyn, hadaba warkii iyo Tasaawiiradii oo dhan kala socda Hadhwanaagnews oo siweyn uga qeyb gali doonta Xafladaasi caawa ka dhacaysa Toronto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 18, 2008 Hargeisa preparing for a big show. source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 18, 2008 SDWO (India 17/05/08) Xaflad aad loo soo agaasimay taas oo lagu maamuusaayey sanad guuradii 17 aad ee ka soo wareegtay gooni isku taaga jamhuuriyada somaliland ayaa lagu qabtay dalka India gaar ahaan magalaada Aurangabad ee gobolka maharashtra. Xafladan oo lagu qabtay ( CELEBRATION HOTEL ) oo ku yaala badhtamaha magalaada Aurangabad , taasi oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah ardeyda reer somaliland , ayaa waxa ka soo qayb galay dhamaan ardeyda reer somaliland ee wax ka barata gobolka mahashtra , sidoo kale waxa xafladaas lagu soo casuumay marti sharaf kale oo ka kala socotay dalalka , Djabouti ,India iyo Sudan . Hadal mahad naq iyo soo dhaweyn iskugu jira waxa xaflada ku bilaabay Mr. Abdiaziz Abdillahi Omar, oo ahaa madaxa gudida qabanqaabada xaflada 18 may. Intaas ka dib waxa u Mr.Abdiaziz ku soo dhaweeyey Gudoomiyaha ardeyda reer somaliland ee magaalada Aurangabad Mr. Mohamoud Ahmedyasin Aw Osman . Gudoomiyuhu waxa uu u mahad naqay dhammaan ardeyda reer somaliland ee ka soo qayb gashay xaflada iyo dhamaan marti sharaftii kale ee ka soo qayb gashay xaflada , Waxaanu ardeyda reer somaliland kula dardaarmay in ay ilaaliyaan midnimadooda isla markaana ay muujiyaan dareenkooda wadaninimo munaasibaadka noocan oo kale ah . Intaasi ka dib waxa hadalka qaatay Mr. Naasir Osman Muxumed oo ka mid ahaa gudida qaban qaabada isaga oo si qoto dheer uga waramay maraaxilki kala duwanaa ee ay soo martay Jamhuuriyada Somaliland , isagoo xusay in maalinta 18 may ay qiimo weyn ugu fadhido dhamaan shacbi weynaha reer somaliland , iyada oo dib ula soo noqoshada xornimada somaliland loo soo maray halgan dheer maal iyo naf huridba leh , ayuu ku soo gabagabeeyey hadalkiisii. Mr naasir Ugu danbayntiina waxay xafladu ku soo gabagabowday iyadoo ardeyda reer somaliland midba midka kale u hambalyeeyey , ilaahayna uga rajeeyey in ay sanadada soo socda ay ku gaadho Somaliland Guul iyo Horumar Quote Share this post Link to post Share on other sites