Cawaale Posted July 10, 2010 Today while waiting for the Adan of the fajr prayer i logged in to my FB account, and started chatting with with a friend, she was telling me how her uncle who was a mad man was killed and butchered by Al-Shabaab. its such a bad news to start your day with but it seems like it has become stuck on the player and we will have to hear it many times down the road! Below is the conversation we had on FB. July 10 03:57My friend waz up ******* u alri? 03:57Me no no i am not! 03:57My friend xaa kaa qaldan lool dnt tell me u mess up ur web again 03:58Me noo its not 03:58My friend xaaa kaaa qaldan markaaa 03:58Me its a of friend of mine she is sick and i can't help her 03:58My friend ohhh masakiin 03:58Me ..I hate watching qof xanuunsan when u can't do anything for them 03:59My friend ilahey ha caafiyo 03:59Me ..we don kno waxa haayo Aammin 03:59My friend ilaah aa cafimad haayo ee ilahey ha caafiyo huuno anba manta waxaaa ley sheegay my auncle alshaab goy goysay adunkaan is funny waxaaa fileyn ayaa dhacaayo 04:00Me Innaa lillaah wo innaa ilahyi rajicuun xage? sabab? 04:00My friend somalia 04:00Me i know. its Somalia i mean where in somalia? n why? 04:01My friend number afar wuu walanyahay marka markuu socdo wuu iska hees hesaaa ey told him nt do to that 04:01Me hmm sax 04:01My friend but wuu walanyahay 04:01Me waa gartay 04:02My friend soo manta waxaa noola soo sheegay in eey cad cad u goygoyeeen eeey ayaha u dhigeen i hate alshaab 04:02Me Innaa Lilaah wo innaa ilahyi rajicuun Ilaahay ha u naxariisto Abaayo 04:02My friend aaamin huuno 04:02Me ..i understand sabar iyo iimaan wax aad u fool xun waye. 04:02My friend i noe ilahey ha naga qabto kuwaaa waxaas wax ka weyn eeey wadanka ku hayaneee 04:03Me i know i know i am sorry abaayo sabar iyo iimaan 04:04My friend is oki huuno 04:04Me n aamiin to ur ducas 04:04My friend May Allah the almighty protect you and your families from this ever happenning to you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 10, 2010 ^Yo, next time tell ur friend Number Afar is Amisom Tfg stronghold. Secondely, not a word of this news from ur Shabaab-bashing websites?. Thats strange. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 10, 2010 Qofka hoos ku qoran miyaa? It happened a few days ago. Alshabaab oo Bakaaro ku dilay nin waalnaa Maliishiyooyin ka tirsan ururka Alshabaab ayaa xalay suuqa Bakaaraha ku dilay nin waalnaa oo la oran jiray Cabdi Maxamed Kaahiye (Goobe) Ninkan oo ahaa nin iska hadal badan maskax ahaana wax u dhimanaayeen ayaa waxaa uu ka shaqeyn jiray musqulo ku yaala Bakaaraha oo dadku ay lacag ku galaan waxaana inta badan uu hor joogi jiray musqulaha si uu lacagaha uga ururiyo dadka musqulaha gala waxaana aan la garanayn sababta keeni karta in la dilio ruux madaxa looga jiro shaqadiisuna ay ceynkaa ahayd. Waxaase la ogyahay in uu ahaa nin hadal badan oo mararka qaarna shidan jiray foox isagoo tusbax weyn wata, isla markaana sheegi jiray in uu yahay Ahlusuna waxaana suuragal ah in heysashadiisii tusbaxa iyo fooxii uu shidan jiray awgeed loo dilay. Ehalada marxuumka ayaa saaka u cadeeyay saxaafada dilkiisa waxaana lagu wadaa in maanta laa aaso. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted July 10, 2010 OMG @ Maaddeey, waad kaa sii dareeysa,subhanallah - dont be so ugly. Cawaale-tell your friend samir iyo imaan,that was horrible to read. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 10, 2010 Malika, whats wrong?. they said it is Number afar that this mad man was killed, and Shabaab killed him. I just told him that Number afar is resided by Amisom and TFG soldiers. MMA, you think Bakara iyo Number 4 are One and the same? just to accuse Shabaab? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted July 10, 2010 Hilibkiisa la jar jaray coz he sung? it doesn't make sense at all! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted July 10, 2010 MMA, Macquul waaye bro. But its said in the report you posted that it happened on June 30 and the marxuum was killed in Bakaaro unlike my Friend's' uncle who was killed in Number 4 for singing!. Maadeey, Either you have unreasonable expectations about the sheer reality-altering ignorance of your people or you are another disturbed, blood-hungry zombie with cimaamad on his gafuur so whcih one is it yaa Reemad? Why would it matter meesha iyo maalinta? or yet better question why would it matter to you, while you clearly bragging about the death of fellow Muslims? Malika, Amiin to ur ducas Abaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 10, 2010 So you think Shabaab killed him in Nambar afar, if yes, how? Nimanku ma jin baa?. Beentaada maanta waxay gaartay inaad FB wax ka soo guuriso, Axmaqnimada jooji waryaa, sida aad sheegeyso Shabaab hees iyo waalli dad kuma dilaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted July 10, 2010 ^So anaa axmaqa miyaa now? very interesting. So now sanity is determined by the insane miyaa warkaagu? As i told you i'll pass your ignorant comments, even though i doubt very much in wax ka roon aad isku hayso. Such a shame you using Al-Haj Malik's Picture! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted July 10, 2010 i thought this was thread was about work or something. But it's about Cawale's favourite subject. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 10, 2010 Cawaale, Number Afar oo Amisom iyo TFG la ciir-ciireysa sidee Al Shabaab ugu dileen saaxiibtaa adeerkeed? Ma qabsadeen?. |sidoo kale maxaa hal website loogu soo qori waayey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted July 10, 2010 ..You are not relay serious about this. are you? waar soco shaqo yeelo ninyahow, maxaa furunta kaa soo celiyay wali nasrigu muusan imaane? Karl, Jaariyaatki jaantooda aan maqlayayaa.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted July 10, 2010 Waxaa layiri Al-shabaabka ilamaha yar ayay beerka kalabaxaan kadibna waxay ku quudiyaan nimanka ajaanibta ah. Warkaan waa xaqiiq waxaa ii soo sheeg gabar wiilkeedii yaraa ay Al-shabaab beerka kalabaxeen . OMG its getting out of hand. Yesterday AMISOM raided Al-shabaab compound where they found human remains! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted July 10, 2010 ^Dhubad, nice try. ku noqo adeer malaa bar go' baad tahay. Calankaad sidatid iyi joogtista "London" aad joogtid waxay ka qabaan ma kuu sheegeen horta? Sabar wax yar, waalligooda SOL intuu ka imaanaayo asigaa kuu sheegaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted July 10, 2010 Cawaale , sxb maxaa dhacay oo warkayga u beeninaysaa? mise wuxuu kula noqday wax aan caqliga gali karin? Teedakale anigu nimankaan ma taageero laakiin daacayda raqiiska ah ayaann nacayaa sxb, hadaad oran laheed "ninkii waalnaa ee heesayay ayaa waxay al-shabaab ku yiraahdeen heesta jooji markaas buu diiday kadibna meeshii muran ka dhacay , mid kamid ah Al-shabaab ayaa xabad ku dhuftay" - taas macquul way noqon kartaa, laakiin hilibkiisa la jarjaray kadibna eeyaha la siiyay camon sxb! Quote Share this post Link to post Share on other sites