Tuujiye Posted May 27, 2010 Abooto dhacnay iisha ilbuunee!!!!!!!!! arfilinkaas maa hada Burco gaaray? lawaaxatul lilbashar! JB kan reer xamar malaga keenin maya maya...alaabtii waaweynka waaye warkaan..casrigaan 2010 waaye abaa anaga wili 96 aan maroonaa lol..... caano lo iyo eri waa laga tagay! war maa wadeynaa!!! aaway nuune usi aa waxaan fahmee iyo cilmiga ka danbeeyo.... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 27, 2010 .... i told u waa sheeko dheer. Gabadha iyadoon la guursan uur yeelata waxa la yidhaa "Cabdillahi sarajoog baa helay" ,,, yaa fahmaayo hee hadaba ,,, lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted May 27, 2010 looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool@sarajoog! JB inama caadi ma tihid walaahi... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 27, 2010 Blame Burco niyow ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted May 27, 2010 I will blame Burco... kuwa inta waxaa jooga u qaba burco in ee tahay Maka!...weekendka ayaan utagi doonaa oo soo jarjari doonaa loool...ilmo cabdulaahi Sarajoog! loooool Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted May 27, 2010 Bal labadan nin waaweyn waxey ka sheekeynayaan Soomaliyey eega! Waar maa xishootaan wax bakhtiyay baad tihiine. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 27, 2010 Bob ma aragtey lol@ caano maraaci Quote Share this post Link to post Share on other sites
IsseRiyole Posted May 28, 2010 It is always the same thread the same response no matter what somali site or for that matter any other site somalis converse. you know what i am glad to see our medium age is b/w 19-35 yrs. we are a nation of age regressive. Is that why most of the somalis got the wrong dose of medication? once you are not forthcoming your true age the chance of being prescribed the wrong dosage of medication is higher. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted May 28, 2010 ^^^ waraa adiga waxa aad kahadleysid dhan ma fahmin runtii.... sheekadii socotay dhan aa caano geel ku daadis..naga tag! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
IsseRiyole Posted May 28, 2010 War rabshadaa daa tuujiyo, perhaps you don't want understand what you understood. Quote Share this post Link to post Share on other sites