Deeq A.

Shacabka oo Taageeray Tallaabo Puntland Ka Bilowday Sanaag iyo Togdheer iyo Somaliland oo Ka Xanaaqday.

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Puntland ayaa qaaday tallaabo siweyn uga caraysiisay maamulka Soomaaliland ee uu hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi kadib markii ay gobolada Sool, Sanaag, Cayn iyo Togdheer ka fulisey qorshe Somaliland ka leexsatay.

Puntland ayaa deeqo waxbarasho bilaash ah siisay ardaday ka baxday dugsiyada sare ee goboladaasi, kadib markii xukuumadda Muuse Biixi ay lunsatay deeqo waxbarasho oo ay ku soo heshay ayna u leexisey gobolada kale.

Xukuumadda Muuse Biixi ayaa la sheegay inay musuq maasuq ku samaysay deeqihii waxbarashada loona leex saday deegaamo gaar ah iyo goobo khaas ah, taasi oo dadka shacabka ah ay siweyn uga caroodeen.

Deeqaha waxbarashada ee Puntland ayaa lagu saleeyaa kala saraynta ardayda, saami gaar ah oo la siiyo deegaamada laamiga ka durugsan iyo qaab lamid ah taasi oo fursad gaar ah siisay goboladaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.