Dalmar1 Posted September 29, 2018 Xuduudda iyo dhulka ay ku fadhiso Muqdisho oo la ballaarinayo lana garsiinayo illaa Balcad iyo Afgooye Muqdisho (Caasimada Online) – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa ka wada hadlay ballaarinta Sohdimaha ay Caasimaddu leedahay. Duqa Muqdisho ayaa tilmaamay baahida loo qabo in Caasimaddu ay sii ballaarato, maadaama xiligan ay ku nool yihiin tiro aad uga badan waqtiyadii hore, isagoo xusay in bulshada Caasimaddu ay tallo ahaan u soo jeediyeen in la gaarsiiyo labada Wabi ee Balcad iyo Afgooye. “Maadaama uu dalku yahay Federaalka, Caasimadduna ay ka ballaaratay intii hore waxaa muhiim ah in laga wada-xaajoodo mustaqbalka sidii loo gaarsiin lahaa sohdinta hadda jira labada Wabi ee Balcad iyo Afgooye”. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa uga mahadceliyey guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka doorka ay ka qaadanayaan federaaleynta dalka, gaar ahaan sidii bulshadu u noqon lahayd kuwa faham u leh hannaanka federaalka. Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa sheegay ahmiyadda ay arrimahan u leeyihiin wadatashiga dadweynaha, si go’aanada la qaadanayo u noqdaan kuwa ku saleysan rabitaanka bulshada. Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Mudane Khaliif Cabdikariin Maxamed ayaa warbixin ka siiyey Duqa Muqdisho howllaha uu guddigu qabto, isagoo faah faahin dheerna ka bixiyey shaqooyinka muhiimka ah ee horyaalla, gaar ahaan sameynta sohdimaha maamullada dalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted September 29, 2018 They probably stole the idea from me , but I do not mind if they implement. The nations capital should not be crowded in a hundred kilometer square quagmire that can't accommodate millions of people and cars. A vibrant , commercial, political and cultural capital of the nation must have the future plans to accommodate three or more million people. In order to get a vibrant city that accommodates huge population to the future you need a good urban planning. You need hundreds of acres for roads and high ways to follow from every direction. You need four lane highways and ring roads for heavy vehicles and others. You need public parks, youth and sport oriented fields and pedestrian walk ways for the public. Even the Mogadishu airport should be removed or transformed to regional and domestic flight airport. Flights landing from the north west usually descent among large population in Xamar Jajab and other urban area close to the airport. The noise alone is bad for the residents, and God forbid if accidents happen hundreds might die. You can't have a huge international airport among heavy density populated parts of the town. You need to plan and build huge airport outside the city and the urban perimeter .Either take to all the way to Afgooye zone or north of Kaaraan to the Balacad zone. Yet, in order for all that to happen you need hard nosed politician and first class engineers and urban planers. Asians are the best builders these days. Furthermore, do not rush. You need extensive planning and many competing ideas to make the right decision. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted September 29, 2018 OOdweyne, I know at the moment they can't do anything , but they could start planning and annex the land from Hirshabelle and South west region which is a tall order by it self. Furthermore, recognizing the quagmire in Mogadishu and other Somali cities and their urban planning systems could be the start. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted September 30, 2018 Think of new city, new capital and be done with. Mogadishu will grow on its own or die out like so many great cities have done. On the one hand is good all civilizations are based or seated in cities never village unless its Xabeshi kingdom lol On the other hand there is no conditions to do anything big right now. Quote Share this post Link to post Share on other sites