Xaaji Xunjuf Posted September 28, 2018 Alla nimanku adkaysi yara oo jilicsaba xabbado dhicin bay yaacayaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted September 28, 2018 This is very absurd. Askar mushahar la'aan ka mudaharaaday oo askar kale loo dalbaday si loogu awood sheegto. Only happens in Garowe Administration. Mushaharku waa xaq u leeyahay askarigu maha baryo iyo sadaqo. Waa xaaraan qof uso dhididay oo so shaqaystay inaad contract' aad wada gasheen aad kaga baxdid oo waliba ciidan u dalbatid. Maxaa kasoo kordhay iskahor imaadkii ka dhacay Xabsiga Weyn ee Boosaaso Quote Ciidamo ilaalo ka hayay Jeelka weyn ee Boosaaso ayaa la sheegayaa in ay ka gadoodeen mushahar la’aan mudo dhowr bilood ah taasna ay keentay in ciidamo loo diro kadib markii la dareemay in ay gadoodsan yihin ,ismaandhaaf kadibna uu jeelku ku dhexmaro dagaal daqiiqada qaatay. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted September 28, 2018 Waxa uu yidhi ma anaa waalan mise Cadan baa laga heedayaa. Suldaanka, The Videoclip you posted talks law and order. The general has put some valuable guidelines about enforcing the law and warning about the power abuse of the police and others. The is certain culture among Somali police been used as mercenaries. Orod oo hebel oo soo cidh, is became the norm. By the way, I don’t get it how you inserted theTukaraq issue in this news. Suldaanka, nin odaya ayaad tahaye hawsha iska hubso bal inta aadanesoo gelin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted September 28, 2018 2 hours ago, Suldaanka said: We need this kind of a taliye in Hargeisa. He is a man of faith and has my support. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted September 28, 2018 Talaabo, They even talks about those “ Beel ahaan lagu keenay “ I am sure he might not last in his job that long. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted September 28, 2018 Gableedi, Odeyga waa af-gobaadsanaya, waxa Garowe ka jira ayaan ogahay. Reer Garowe shacabkii waa yaabanyin. Amni xumo soo wajahday oo u badan rag hubaysan oo habeenkii iyo hadhka cadba dadka dhaca. Ka hor Tukaraq may jirin waxan, Garowe amnigeedu waa la isku halaynjiray. Waa siyaasad xumida Gaas ee dad shicib ah qoryo soo gurta ku yidhi. Nin abeeso korsaday camal. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted September 28, 2018 41 minutes ago, galbeedi said: Talaabo, They even talks about those “ Beel ahaan lagu keenay “ I am sure he might not last in his job that long. True Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted September 28, 2018 Wiilashii Jeegaanjtu xumaanta Puntland markay waayeen they making up stories Waraada Garowe has grown rapidly in the last few years so some low level criminal activities can be expected, and it is the job of the police to deal with any trouble makers. Even so Garowe remains one of the most peaceful in the horn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted September 28, 2018 Cay iyo Aflagaado xoog ka dhigo sidii dumarkii Horta ninyahoow ma toban gabdhood baad kow iyo toban ku tahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted September 28, 2018 This is a great man, masha Allah, Alla ha usiyaadiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted September 29, 2018 Oodweyne ama Dhoocisha Hadalkaagu waa iska hadal cantarabaqash ah oo macno badan ku dhisnayn, intabadana maba aqriyo inuu wax iidhimo iska daaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 29, 2018 The pirate enclave is ending. The clan enclave led by cabdi cawar. Which was created colonel cabdilahi yusuf yey is ending. We took tukaraq. And galkacyo is still divided if you ask me the pirate enclave is collapsing Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted September 29, 2018 Suldaanka warkiisa waan fahmay. He is doing a great service for Somaliland through well orchestrated messages. If I were Ina Biixi , I would hire Suldaanka as internet liaison officer. Usually, he is well balanced , calm and never gets angry . we need Suldaanka here in SOL. Yet, If I had my way, I would have thrown out the useless OOdweyne who just keep doing useless name calling to refute the arguments of other Solers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 29, 2018 Galbeedi Dr Oodweyne is one of the best Somaliland defenders. He is what we call a macalin and a halyey. And he worked with koonfurians. He is well versed in geopolitics. You don't like Oodweyne because he hates faqash remnants we all know how your friends in the kacaan and hebel rabiile good abused power along side Ina hebel massalle and daqutki allow manaxariistihi afweyne ina afkalqhaye eeh anu ka siiifeyney Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites