Deeq A. Posted September 27, 2018 Soomaali badan oo qaxooti ku ah xeryaha qaxooti ee Kenya ayaa xilligan ka cabanaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Qaar ka mid ah dadkan ayaa u sheegay Goobjoog News, in markii la xirey xerada IFO 2 ay la kulmeen dhibaato badan, islamarkaana xilligan aanay helin kaalmadii loo baahnaa. Waxa ay ku baaqeen in loo gurmado haddii ay ahaan lahayd hay’adaha samofalka ah iyo sidoo kale dowladda Kenya. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/09/GOOBJOOG-WARBAXINTA-XALADA-NOLOOSHA-XERYAHA-DHADHAAB-1.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites