Dalmar1 Posted September 29, 2018 1 hour ago, Samafal said: Waraa Dalmar cida Dblock ah idinkayba idinku wacdaa Bantu markaasaas idinku dadkale Bantu kusii sheegaysaana. War dadkaan waad isleedihiin oo walaahi qof Somali ah oo aan DNAdiisa laga helayn Bantu ancestor majidhee dadka muslinka gabdhaha udaaya waxaan waa waxashnimo runtii in qof nolol lagubo danbi kasto uu galo. Replying to you is Futile! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted September 29, 2018 LOLkkkkkk Waraa ha xanaaqin waxaan qabiilka nasab iyo gun waa BS wax nasab ama gun ah majiraan. Waxaa gun kii aakhiradiisa ushaqaysan waaya oo Jahanama gala. Adiga nin dhalinyaro ah baad tahay waxaan oo kale ha taageerin. I am sure gabdho bada badan usmaale Maxamed oo aad nasab utaqaan in Wembley iyo Harlesdon wiilal jamaican ah oo wadan iyo diin midna aan la wadaagin inay ku raxaysanayaa bilaash. It is A FACT. Marka Bantu at laest awwowyaashaa baa ahaa KKKK DNA bal iska qaad adaa ogaane kkkk kuwa aad jabartiga ku sheegaysid xataa waa saaas kkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted September 29, 2018 Samafalow, runti aniga shakhsi ahaan ma aaminsani qurunka qabiil iyo wixi nasab aan isku sheegno, but what i do believe in firmly is in Somaliweyne! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted September 29, 2018 Mr Cuqdadle Adi social media miyaad afti ka qaaday see ku ogaatay inay Dblock yihiin? Allah maxaad jirantahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted September 29, 2018 War Dhakhtar tag una sheeg inuu cudur Dblock la dhaho ku hayo dawadiisuna ay tahay inaad isdisho ileen dawe kale malehe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted September 30, 2018 The sister of the marhuum who got burned says they are not from the Jareerweyne clan, but belong to the Ajuuraan clan. They just lived with the Jareerweyne Clan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted September 30, 2018 Here is another cousin saying it is all lies and the family belongs to Ajuuraan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted September 30, 2018 ajuuraan or Jareer, what is diff? Two people felt in love and M0ryaan burnt to death an innocent man Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 1, 2018 Horta are ethnic Somalis allowed to marry beesha zinjiga ama ilma cabiid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted October 1, 2018 Xaji Sinjiga iyo ilmo cabiid maxay ahaayeen? Aqoontayda beelaha gabadhu ka dhalatay cunsiriyiin m'ahan dhanka guurkana waligood gabdhahooda uma diidin nin ay rabaan ama doonayaan. Mèesha waxaa ku jira awalba anoo ooyi lahaa yaa sac saynta ugu dhuftay. Guur qarran haddii gabadhooda loo sameeyay macnaheedu ma'ahan in lagu bilaabay waxaysan horay u aqoon. Dhanka kale guurkani wuxuu noqonayaa godob reeb isu soo dhawaysa labada beelood maadaama wiilka adeerkii si xun loo dilay oo aad u fool xun Waxaan kula tali lahaa inay arooska ka qayb galaan qalbi fiican muujiyaan. Cunsiriyadu wax fiican ma'ahan waxaana dhici karta xataa in ciidamada amisom ka xanaaqaan oo xasuuq balaaran noo gaystaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 1, 2018 Zinjigu ama bide ama sanweynta ama saanmadoobaha. Dee wa islawixi. Guurku waxa lugu doora nassabahum. Hadanu waalidku raali ka ahayn. Dee guur noqonmayo. Saanmadoobuhu soomaali maha dhaqaniyan ethnic wise Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted October 1, 2018 Odweyne Mowduucaan maxaad snm ugusoo dhex dartay? Snm kuma mashquuleen hdday sida koongo iyo siraliyoon luuqad kale ku hadlaan oo dhinac naga joogaan Waa soomaali somalina ma ogola Waa xanuussnyihiin dawana ma ogola. Talyaani iyo ingiriis yaa dhulka noo qaybiyay labo umadood yaan kala nahay mar haddii laba gumayste nakala qaybiyay waa inaan kala baxnaa waa aragti qof kastoo caqli wax un ka galeen ka xanaajin karta. Haddii la waydiiyo dhulka ay qaybiyeen gumaystuhu ma ingiriis baa lahaa mise talyaani? Ma garanayaan waa caalami aduunkoo dhan baa ku dhaqma bay ku jawaabi Maxaad qaybintii taariikh fiican uga dhigateen oo ingiriis idin daba dhigay? Ma garanayaan awoowgeen baa u shaqsyn jiray meelaan uga harnano ma naqaan waa jawaabtooda labaad See madaxwynihii soomaaliya soo xukumayay 21sano oo indhaha idiin fiiqay markaad wax aragteen ugu abaal furteen? Waxaan xasuustaa Hargaysa ayadoo dooxa laysugu tago oo dadkoo dhan dhabarka un iska yaqaan, ama wax suuli ah lahayn, dawladii kacaanku waxay amartay in loo sameeyo fayo-dhawr iyo biyo socda, guri walba gacmahana laga dhaqo dadka, Abaartii daba dheer ayaga iyo xoolahoodii waxaa la geeyay sablaale iyo kunturwaarey dhul wabiyo lyo barwaaqo taal caruurtana iskool lacag la'aana yaa baadiye loogu geeyay. Maantana waxaad luuqado ajnabi ku qoraysaan xoriyad baan ka qaadanay 1990kii bishii may 17keedii soo la yaab ma ahan? Xataa ingiriiskaan laydinka reebi la'yahay idinma tusin sida suuliga loo qoto Qof aan doonayn inuu taariikhdiisa barto waa khasaaro wayn. Waa waxaas iyo wax ka badan oo aan goob joog u ahaa waxa igu diray snm. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 1, 2018 10 hours ago, Xaaji Xunjuf said: Zinjigu ama bide ama sanweynta ama saanmadoobaha. Dee wa islawixi. Guurku waxa lugu doora nassabahum. Hadanu waalidku raali ka ahayn. Dee guur noqonmayo. Saanmadoobuhu soomaali maha dhaqaniyan ethnic wise That's rich considering half of the male population in the North look Bantu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 1, 2018 Yeah that might be the case but they are ethnic Somalis not ethnic bantus. Che do you know the difference between ethnic Somalis iyo beesha jareerweyne. Ama ilma cabiid who are known as beesha shanaad by most of the koonfurians. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted October 2, 2018 Layskuma hayo inuu dhaqan aad u foolxun yahay ilaahayna noogu caroonayo Odayaasha dhaqanka waxaa ka wayn culumada diinta noo haysa allaha noo xafidee Maxay inta isugu tagaan meel, ayagu u bilaabi waayeen oo gabdhahooda ugu doori waayeen inay guursadaan dadka la hayb sooco ayaguna u guursan waayeen? Kan ugu yar afar xaas buu leeyahay hadana dadka kale unbay digniin siinayaan. Qiil waayi maayaan haddii su'aashaas la waydiiyo Mid culumada ka mida yaa igu yiri haddii guurkaas dhib ka ratib-mayo waa inuu qof walbaa kufkiisa raadsadaa oo laga fogaadaa wixii dhib u keenaya qoyskaa barakada iyo khayrka laga doonayo. Aragtidayda waxaa lagu dawayn karaa inay ayagu is kaashadaan dhanka dhaqaalaha wax barashada diiniga ah iyo maadigaba iskuna xirnaadaan aayagoo u eg inaysan u baahnayn in cid kale soo dhex gasho Shay katoo qaali ah waa inuu tayo leeyahay waxaan hubaa in kuwa wax yasaya hoos mari lahaayeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites