Kool_Kat Posted April 8, 2008 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: XuuXaaX haddaan la baxo ka waran? XuuX hadaa tahay, see XaaX ku noqonee? Or is there a meaning behind it? Dooli aan dilaana maanta meel mala soo istaagtay? Iyaah, orod hee xaafadaha Jane/Finch aa Soomaalidii guryahii dooli ka galay ee ka soo dil... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 8, 2008 XuuX hadaa tahay, see XaaX ku noqonee? Or is there a meaning behind it? Yaa kuu sheegaayo hee. Xaaxdeyda iyo xuuxdeyda waa isla socdaan, ma kala haraan nooh. Meeshii xuux laga yahay, xaax ayaa dhameystirto, and vice versa. Sidaa Kanada u timid, wali dooli ma aragtay? Ani subway stations ku arki jiray meesha tariinka istaago, kuwa yar yar. ------------ Xaniifa, dooli la dilaayo qof aanan arkin xaa iskaga dhigee? Sheeko. Waligaa ma maqlin miyaa islaamaha leh "hilib jiir ii soo gad maandhoow..." Koronto wey kuu ladantahay. Weather is good, life seems to be good as well. Wax laga cabaado maleh ka ahayn barafkii tagay, yuu waligiis soo noqon. What a winter season it was. Ar shib aan iska dhaho intuu sii tagaayo yuu nagu soo kala fireynin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted April 9, 2008 Thanks abu geeljire for the advice walaal. I usually drink coke at lunch time. So long you dont over consume it I believe you will be fine. But, ofcourse its better to stop drinking it all together if you can... wa salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites