Suldaanka

ONLF flags in Hargeisa as Qalbi Dhagax arrives

Recommended Posts

gooni   

Xaaji ciyaalka snm dhasho intee sanay ku qaan garaan? aad baad iiga yaabiseen adiga iyo adeerkaa oodweyne da'diinana waan ku wareeray

Mar carrabkaad soo bixbixisaan sidii ilmo yaroo af barada marna waxaan is iraahdaa way roon yihiin.

Usoo noqo mowduuca

Qalbi dhagax haddii tigreegii iyo ina illay xukunka hayn lahaayeen hargaysa ma lagusoo dhawayn lahaa aragtidaada?

Waligaa ma aragtay cid soomaali ah oo la tacaadufta onlf farmaajo ka hor?

Munaafaqaddu wax fiican ma'ahan, ninkaas odaygaa hadduu shil caadi ah ku dhinto alle ma qadaree snm baa ka masuula hadda kula taliya inuusan dhulka marin.

Asagana waa inuu helaa la taliyaal garanaya wadciga la joogo lagana soo gudbay awr kacsigii, waxayna u arkaan fqash habaw ah, hadduu asagu isu arko halyay soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Idinka gun baad tihiin  aniga tigray iyo amxara   iyo  galla madow iga  sheekeyn meysiid waxad samayneyseen from 1979 ila  1981 anigu waan ogahay  waxba ha iska kayadhigin wali soo  daahiray

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.