Suldaanka Posted September 24, 2018 Source: Doorashada Guud ee 2020 Quote Waxaa habboon in aan laga daahin in xaqiiqada horteenna taalla aan afka lagala xishoon. Doorasho qof iyo cod ahi Soomaaliya oo dhan kama dhici karto 2020. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted September 24, 2018 1. Security fail 2. AMISOM draw down fail 3. Federalism fail 4. Weaken Alshbab fail... What Cheeseman claimed to have succeeded in was, he brought Djibouti and Eritrea. Yet, he was not invited in the official ceremony held in Saudi Arabia. Shows how irrelevant he is in the grand scheme of things. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted September 25, 2018 The coming presidential selection in Koonfuria should have an improved formula like 5.5 instead of 4.5 which must includes AMISOM as they are now part and parcel of Koonfurian political landscape. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 25, 2018 Koonfurians are useless all they do is say we are dowlad while Failmaajo can't go to the toilet with out even having a Bantu man standing next to247 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 25, 2018 This thread seems like secessionist fak-fest, Cheese anyone? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 25, 2018 Che niyo shabaabkaaki iska tageer. Miss farmaajo meel baad qaraabokatihin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 25, 2018 Xaaji, Considering how much you a lot talk about Farmaajo, I think you guys are related. Only a family member who you had a falling out with can spend so much b!tching about you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 25, 2018 Che how can I be related to farmaajo when he is from cabuudwaaq and I am from maroodijeex. I think your related to him since you defend him. Even though your heart is with the jihadist Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 25, 2018 I am not defending him, I just find curious the four of you have indulged rhythmic sacab tun, all directed at one man. Surely, you have a different opinions or Is reerka always on the same wavelength. I defend people on merit, I must say Farmajo has been failure. One wonders what he does from day to day. What's actual work schedule is like Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 25, 2018 Farmaajo is not capable of leading. Somalilanders Are one family we have the same goals and aspiration. Our shared history that combined with the struggle we see eye to eye Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 26, 2018 Farmaajo ma fishilin mudanayaal iyo mareooyin. Wuxuu soomaalida tusay nadaamka ay dawladnimada ku doonayaan noocuu yahay. 1- Hadday federaal doonayaan wuu tusay wuxuu ka yahay soomaaliya ama siduu u egyahay. 2- Hadday carab gacan u hoorsan jireen wuxuu tusay in laga maarmi karo oo qabka soomaalidu yahay wax soo jireena. 3- Hadday nabad galyo donayaan wuu tusay inay gurigooda ka bilaabaan 4- Hadday snm jamhuuriyad u haysteen wuu tusay inay gal mudug la mid yihiin. 5- Hadday xoolo musuq maasuq ku cuni jireen waa tusay in la xisaabtan jiro Ninka intaas 18 bilood ku qabtay shaqo sahlan ma qaban Haddaad lu iska gooyso muxuu farmaajo aambalaas iigusoo diri waayay fashil ma'ahan caqliga soomaaliduna noocaas yuu u shaqeeyaa. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted September 26, 2018 36 minutes ago, Oodweyne said: Wakaa, "cows-iyo-biyo-ku-nool", wakaa "naxli-Faqash-dhufaanan", wakaa, "fuley-hadhkiis-ka-carare-ah" oo iska hadaaqay. Oo dabadeedna ku riyoodey ama ku qarwey Somaliland. Saaxiib, runta ragga ka nixisaa waxa weeye, "Adeerkaa Afweyne-na" sharaf-beel iyo milgo-la'aan ayuu ku dhintay isaga oo ah "fuley" ka cararey dalkii uu xukumayey. Kan hadda, Villa Somalia, fadhiya-na oo uu adeerka uu u yahay Afweyne ee Ina-Farmaajo la yidhaahdana, oo ah nin "magan-caar-ah", oo ku darsoo, kuna seexda kuna soo toosaa, rag Africaan ah oo lasoo kireystey "xiniinyahood" iyo "Marwadiisa-Googaradeeda-hoosteeda" oo uu kujiro oo uu ku dhuumanayo, isna waa "fashil" kale oo soo indho-weyn, oo ceebtu iyo bahdilku aaney karin. Markaa, "naxli-faqashow", tolkaa, "Ilka-yar-faqash-reer-Gedo", ceeb taariikheed iyo mid siyaadeed-ba akdooda ayey taalaa, ee waanad garaneynin. Oo waa taan horey kuu idhi, garashada ayaad ka dhoohan tahay. Why are you denying his point, of Galmudug not being in Par with Somaliland? Both are a tribal fiefdoms and both are aspiring for selfrule. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted September 26, 2018 6 hours ago, gooni said: Farmaajo ma fishilin mudanayaal iyo mareooyin. Wuxuu soomaalida tusay nadaamka ay dawladnimada ku doonayaan noocuu yahay. 1- Hadday federaal doonayaan wuu tusay wuxuu ka yahay soomaaliya ama siduu u egyahay. 2- Hadday carab gacan u hoorsan jireen wuxuu tusay in laga maarmi karo oo qabka soomaalidu yahay wax soo jireena. 3- Hadday nabad galyo donayaan wuu tusay inay gurigooda ka bilaabaan 4- Hadday snm jamhuuriyad u haysteen wuu tusay inay gal mudug la mid yihiin. 5- Hadday xoolo musuq maasuq ku cuni jireen waa tusay in la xisaabtan jiro Ninka intaas 18 bilood ku qabtay shaqo sahlan ma qaban Haddaad lu iska gooyso muxuu farmaajo aambalaas iigusoo diri waayay fashil ma'ahan caqliga soomaaliduna noocaas yuu u shaqeeyaa. Cheeseman waa fashil. Ha moodin dalalka shisheeye danaha ay leeyihiin ee ay ayagu fududaysteen oo hirgalshadeen in Cheeseman gacan ku leeyahay. Waxa hore loo yidhi "beggars can't be choosers" ama maskiinka dawarsada ma kala doorto waxa la siin doono oo macneheedu yahay waa ku faraxsan wixii sacabka loogu rido ba. Cheeseman hadii Asmara looga yeedho iyo hadii Addis Abeba looga yeedho ama Qatar, wax u odhan karo maya ma ba jirto. Waa ku gawracanyay waxa loo so bandhigo inu aqbalo. Kaadi badane waa loo gogol badiya, beesha caalamku ma aha kowo lacagta iska tuurtuuraya, waa dad ku shaqeeya "outcomes". Cheeseman jidwalkii loo dhigay iyo wixii laga filaayay inu hir galiyo tubteedi ma hayo. Aniga iga qor mid, kolka la gaadho Jun 2019, wax badan ayaa debadda u so baxaya. Waa 8 bilood ka dib. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 27, 2018 Any one who believes koonfurians will hold elections in the next coming decade one man one vote is just dreaming The place is run by jihadist and United nation bureaucrats there is no state. No instiutions nothing really. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 27, 2018 Fashilka halbeegga lagu cabiro soomaaliya ma yaal, waa dal sodon sano fishilnaa afka snm unbaa laga maqlaa soomaliya, yaa fushishilantay, ee soomaliland ma fashilin, cid kala taqaana ma jirto haddii "land" lagu darto iyo haddii laga jaraba. Waxaa taal, maxaa kuu qabsoomay? Maxaad dhaqaajisay mudane madaxweyne? Runtiina wax badan yaa u qabsoomay aragtidayda, ugu horayso in shacabka snm maamusho wax badan u kala baxaan intuu uu joogay farmaajo Taasoo keentay in wasiirkii arimaha dibadda ee snm magacawday wax shaqo ah oo uu qabto loo waayo. Madaxweynihiina meeluu u safro asna sidoo kale loo waayay, shaqona looga dhigay inuu qaabilo shaqaale hoose oo sacuudiga iyo imaaraadka ka yimid. Waa lagu amaanaa qofku hadduu shaqadiisa ka qabsado dalkiisana u adeego, khiyaaligana ka saaro quluubta shacabka soomaaliyeed waa macalin, hogaamiyihii ka dambeeyana u sameeyay magac wanaagsan uu ku qaabili karo caalamkoo dhan. Taasu waa arimaha dibadda shaki kuma jiro inuu guulo faro badan ka keenay. Tan gudaha Nabad galyadu waa muhiim madaxweynihii la doortaa ciiddan uu dalka ku dejiyo lama socdaan, kuwii horay u joogay waa inuu dhaqan celin cusub u sameeyaa dhawr sano, ayadana wax badan buu ka qabtay shaqo fududna ma'ahan, sabur bay u baahantahay illaahay waa la jiraa dadkii sabura Garsoorku waa la mid ganacsatada iyo canshuurta sidoo kale La dagaalanka musuqa waa markii iigu horaysay oo aan maqlo agaasime la xiray iyo wasiir ku xigeen lagana codsaday inay iska hor difaacaan maxkamadda dalka. Waa wax qabad mug wayn qof qabiilaysi indho tiray ama khiyaali ku nool unbaysan u muuqan. Waxaa ka dhiman oo kaliya hanuuninta dadweynaha oo macnaheedu yahay in dadka loo sheego in dawladaanu aysan ahayn tii kacaankii barakaysnaa oo ay tahay isku dhoodhoob qabiilo awood ku qaybsadeen Kow inaysan cidna ku eedin geeridooda haday jikadooda sun ku qastaan ama miino ku qaraxda guriga dhex dhigtaan. Nabad galyadu waa masuuliyad wadareed cid gaar u qaadi kartaa ma jirto waana habka aan dawladda ku dhisanay. Dawlad haddaad maqasho waa shacab Shacabkuna wuxuu dawlad ku noqdaa labo arimood Inuu ka baqo dawlad xoog wax ku maamusha oo aan cid hoos fariisan talada dalka iyo dadka. Berigii hore ee kacaanka, haddii askari u yimaado dad meel iska fadhiya oo iska shaahaya oo uu ku yiraahda isoo daba gala ilaa isteeshinka asagoon hub wadan qof ka leexan karay raadkiisa ma jirin xataa hadday sodon kor u dhaafaan ixtiraamka darayska askarigu lahaa. Maantana habar ciyaal oday codkooda lakala garan maayo idaacaduhuna isku si bay u waraysanayaan ayagoo noogu sheega mucaarad iyo muxaafid. Iyo tan labaad oo ah inuu caqligi iyo qalbi nadiif ah ku dhisaan dalkooda sida ay kusoo dhaqmeen dalalka loo tahriibo sida jarmalkoo kale. Caqligaasna lagumasoo arag afrika intii aduunka eebe uumay waxbana lama aha inuu soomaaliya ka dhigo dalkii ugu horeeyay oo caqli "cad" yeesha. Quote Share this post Link to post Share on other sites