cadnaan1 Posted September 23, 2018 Wakiilka Somaliland ee UAE oo keligii xusaya maalinta boqortooyada Saudi Arabia. https://video-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t42.9040-2/42265287_739655139705273_1574524668432351232_n.mp4?_nc_cat=108&efg=eyJ2ZW5jb2RlX3RhZyI6InN2ZV9zZCJ9&oh=8013eef338beb3d8bc0749d542a37dff&oe=5BA830DC Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 24, 2018 14 hours ago, cadnaan1 said: Wakiilka Somaliland ee UAE oo keligii xusaya maalinta boqortooyada Saudi Arabia. https://video-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t42.9040-2/42265287_739655139705273_1574524668432351232_n.mp4?_nc_cat=108&efg=eyJ2ZW5jb2RlX3RhZyI6InN2ZV9zZCJ9&oh=8013eef338beb3d8bc0749d542a37dff&oe=5BA830DC Minii la wareero wax walba filo iga dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted September 24, 2018 2 minutes ago, Oodweyne said: ".....Nac-nacda iyo Tanac-tanacdu Waa Dhakh-Af-Gudhuu-Ina-Gumeed Dhaqankiis......" Who would thought this is writing of 50+ years old guy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 25, 2018 Cadnaan, you forgot this. This is beyond comedy and satire. It is a buffoonery farce on steroids, err marqaan. Only a marqaan-addicted blank minds would come something like this. __________________________ MADAXWAYNE KU XIGEENKA OO XALAY KA QAYB GALAY XAFLADA XUSKA SAUDI NATIONAL DAY Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliand, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xalay ka qayb galay xaflad ballaadhan oo loo qabtay jaaliyadda Sucuudiga ee ku nool Somaliland, xafladani oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxa ka qayb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland, Guddomiyaha Xisbiga UCID, Maayirka, maayar ku xigeenka caasimada Hargeysa, Guddomiye xigeenka koowaad ee baarlamaanka Somaliland, masuuliyiin iyo Siyaasiyiin kala duwan. ____________________ The rest of the article is blah blah blah. Jaaliyadda Sacuudiga kulahaa. Not a single Sacuudi national present. Cimaamad gaduudan iyo khamiis cad ayaa lagu noqonaa miyaa Sacuudiyaan. Few weeks ago it was Axmed Abiyoow meet me, see me supplication. Now xaalka waa ka sii karay. Sacuudiyoow, waa ku baryaa i aqoonso, we will even change dhaqan for you. For we might be your long lost illegitimate children. Ceebeey tacaal. Such a shamelessness waa dhalasho because there is no other way. Quote Share this post Link to post Share on other sites