Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Waare Oo Guddoomiye Cusub U Magacaabay Gobolka Hiiraan

Recommended Posts

Deeq A.   

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha  Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xilkii looga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufurow),isagoo u magacaabay Guddoomiye cusub.

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa loo magacaabay in uu noqdo Yuusuf Axmed Hagar (Daba-geed),kaas oo bedelaya guddoomiyihii xilka qaadista lagu sameeyay ee Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufurow).

Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufurow) ayaa waxa uu xilka Gobolka Hiiraan haayay muddo Shan bilood ah.

Wareegto.jpg?resize=719%2C960&ssl=1

Cabdiqani Boos 

Puntland Post

The post Madaxweyne Waare Oo Guddoomiye Cusub U Magacaabay Gobolka Hiiraan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this