Saalax Posted September 22, 2018 Ciidanka Somaliland Oo Weeraray Ciidan Uu Watay Taliye Jamaal Baaxad + [ Khasaaraha Ka Dhashay ] | September 22, 2018 Ceerigaabo (Salaanmedia.com)_ Ciidanka somaliland ayaa galabta weerar ku qaaday ciidan uu wato taliye Jamaal Baaxad oo dhawaan sheegay inuu ka goostay ciidanka qaranka somaliland isla markasina ku biiray jabhadda kornayl caare. Taliya jamaal baaxad iyo ciidanka uu wato ayaa ku sugnaa deegaanka Buuralayd ah ee Haldhaagan oo ka tirsan gobolka sanaag,waxaana ay wararku sheegayaa In ciidanka uu kala horyimid iska caabin. Wararka ayaa sheegay in labadda dhinacba ay jiraan khasaare dhaawac ah,balse wali lama hayo war faah-faahsan madaama oo isgaadhsiinta deegaankaasi lagula xidhiidhayo ay adagtahay http://salaanmedia.com/2018/09/ciidanka-qaranka-somaliland-oo-weeraray-ciidan-uu-watay-taliye-jamaal-baaxad-khasaaraha-ka-dhashay/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 22, 2018 From close sources Somaliland forces got routed and they run away to Jidaali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 22, 2018 Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Dagaal uu ka dhacay Maanta Magaalada Ceerigaabo Duleedkeeda. Waxa uu dhexmaray dagaalkaasi Jabhada Diidan Maamulka Soomaaliland iyo Ciidamada Meliteriga Soomaaliland. Ilaa seddex Askari oo katirsan Maamulka Soomaaliland ayaa la sheegay in ay ku dhinteen dhaawacana intaas waa ka badan yahay. Weerarkan ayaa waxaa qaaday ciidanka somaliland kuwaaso ku qaaday sarkaal jabhada caare kamid ah oo lagu magacaabo Jaamac Baaxad oo ka goostay bishii hore Soomaaliland. Faah faahinada la helayo waxay intaas ku darayaan in dhaawacyada loo qaaday Xeryo Ciidamada S/land ka deggan yihiin Ceerigaabo,waxaana weli jira Dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeeda. Ilaa hadda ma heyno wax war ah oo kasoo baxay dhinaca Soomaaliland oo ay kaga hadlayaan dagaalkaasi maanta ka dhacay Gobolka Sanaag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted September 22, 2018 From government opposition to normal civil protest to outside rebellion to internal civil war. Somaliland is on the brink of a dangerous future. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted September 22, 2018 Doombiro *** was a legendary queen. Her offspring dominated generations. [Link] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 22, 2018 3 Jeeganland soldiers got killed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 23, 2018 Cadawaahanu kaga beegenahay curubta reer sheikh xassan tarabi said that.. caare wa military cadhooday he is our son ina shaqalle and ina biixi and ismaciil xaji nur and axmed mire nuux. Are solving this problem. The pirate mashruuc is dead. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 23, 2018 2 hours ago, Xaaji Xunjuf said: Cadawaahanu kaga beegenahay curubta reer sheikh xassan tarabi said that.. caare wa military cadhooday he is our son ina shaqalle and ina biixi and ismaciil xaji nur and axmed mire nuux. Are solving this problem. The pirate mashruuc is dead. War waxas iska dhaafo orodo maydkiina ka qata badiyaha Ceerigaabo. Waad ka cararateen ee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 23, 2018 Your a true sheegato. Sheikh son and sheikh yusuf alkaynuni al baqdadi. Abtirsiintadu waxay gasga nimanka *** *** soo wareyso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 23, 2018 12 hours ago, Xaaji Xunjuf said: Your a true sheegato. Sheikh son and sheikh yusuf alkaynuni al baqdadi. Abtirsiintadu waxay gasga nimanka *** soo wareyso Ma Oromadi Gabiley ba daad sheegato ku sheegaya? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 23, 2018 Gabiley suldaan timmacadda me dhashay And mujahid xassan joonis habane . And a know what he did to the pirates Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 23, 2018 Salax seriously u should ask your *** maybe nin *** wey iska jeclatay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 23, 2018 Ina igarre mother was also from badhan but when shit got real. He drove the mad mullah out. Abablayn abrahamiyuun banu nahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 23, 2018 Xaanji Xunjuf Muse Bidix works in the interest of his community, I work for mine. Wax ka dhaxeeya reer Bohol iyo Oromoda Gabiley ma jirto. Ku ekada afuufka lo'adiina. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 23, 2018 And what might that interest be Quote Share this post Link to post Share on other sites