Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Bahlaha ha laga rifo

Recommended Posts

Xukuumadda Somalia Oo Amar Ku Soo Rogtay Diyaaradaha Ka Soo Dega Garoomada Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in Garoomada Soomaaliya ku yaalla aysan ku soo degi karin diyaarad aan fasax ka heysan Dowladda Soomaaliya.

Waxa uu sheegay wasiirka in diyaaradii fasax ka heysata Dowladda Soomaaliya,isla markaana shuruudaha ka soo baxda ay ku degi karto.

“Diyaaradii ogolaansho ka heysata Dowladda Soomaaliya kaliya ayaa garoomada Soomaaliya ku degi karta diyaaradii aan ka heysan oo aan shuruudihii loo baahnaa soo buxun kama degi karto.

Hadalka Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xilli khilaaf xoogan uu u dhaxeeyo dowladda Federaalka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo inta badan gacanta ku haaya Garoomada Soomaaliya.

Xigasho

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.