Xaaji Xunjuf Posted September 18, 2018 Alla maxa rag naga dhintay but we had mujahid axmed dhagax muj biixi ina askar barkhad and maxammad cilmi galaan. Dhagoweyna cadaadlay banu u dirnay carab ducaale saaxil. Geedeeble iyo biyaha shiinah marka la marayu uun ba la haraadaya. Our darkest hour 1988. 27 may. Laakin weynu galayna sheikh cumar wa duceeye sheikh daahir wa duceeye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted September 18, 2018 Aun. Dagaalka si qurux badan ayaa looga adkaan lahaa hadii sidii Qaybta Makkah lagu socdo. Laakin dhanka Madinah ayaa u reer galbeedaysay oo u seexatay... Ahmed Mire's men captured the whole SNA/Somali Gov't leadership alive in Burco. The whole army base was overrun run like a hot knife goes through butter. Qabsashadii xerada saadka ee Cadaadlay ayaa ahaa mid faraha looga gubtay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 18, 2018 Mujahid Axmed mire nuux dhakada labba xabadood bakaga jira. Iyadu xabadu dhakada kagajirto ayuu isagu is tolayey. And ofcourse ina kahin commandows al daahirya And we had colonel libaaxe south of Oodweyne and later he went to bohol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 18, 2018 It was always funny afweyne groupies in the 1980s inay dadka niyad jabiyan bay doonayen. So when we were in diredawa sheikh cumar said always war iska bakhtiya recordhada kuwi ehlu shirkigi ilma linin iyo stalin ba dhegeysanaya. Saliga nabiga before anything else. Dhulku wa harighey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted September 18, 2018 Ducaale Hargeisa waa caasimadii dalka oo waa la imanayaa, Maale iyo maskaxba waanu gelinay . 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted September 18, 2018 ^^^^^^l Habaar waa dibad Ducaaloow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 18, 2018 Mucjisooyinka dagaalkii snm lagu arkay waxaa ka mid ahaa Markay qorigooda xabad ka ridaan oo ku ridaan ciidanadii dalka, ubax cas bay isu bedelaysay oo askarta dawladda qalbigooda dejisa Mudanayaal iyo marwooyin labo isma gasho Waan dagaalanay iyo maxaa naloo dilay wax is qaadan kara ma'ahan. Indhahayga waxaan saaray askari qorigiisa iyo darayskiisa wata oo gabar iskool kasoo baxday ka cararaya si aysan qoriga ugu qabsan Haddii siyaad barre sida suuriya uu berigaas fuusto cirka ugasoo tuuri lahaa maanta sheeko ka fiican tan aad haysaan baad noo sheegi lahaydeen waana dabiici bini aadamku xarriirta qodaxduu ka jecelyahay. Dagaal waa dhacaa dunidoo dhan mid foolxun iyo mid dhexdhexaada iyo mid sahalan mushkilad ma leh Mushkukadda mar walba iga yaabisa waa oday cuqdad aan jirin oo diintu ogalayn caruurta ku beeraya, sida ka muuqata awlaadda snm oo aan ayagu wax dambi ah lahayn goob joogna ahayn. Xaaji Mujaahid baa asagoo xabadu madaxa uga taal is tolayay waxay dhiiri gelinaysaa in caruurtu "toy" lagu ciyaaro u qaadato xabadda. Mujaahidka waxaa ku sheekeeyayna darajada mujaahidnimada ha laga qaado hadduusan ahayn nin qaadku waalay. Talo Walaalayaal cuqdada iska saara waxaad tihiin jiil qurux badan wixii tagay waa tageen soomaalidu idinkama maaranto adinkuna kama maarantaan Uk aqoonsi idiinma hayso waa dal gaalo dhisatay ilaahay baa muslin idinka dhigay asagaana idin aqoonsaday الحمدلله علي نعمة الا اسلام Itoobiyana walaalihiin ma'ahan anagoo gacmaha is haysana oo walaala ah wixii horana ilownay aan gudniinka fircooniga ah meel ugasoo wada jeesano. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 18, 2018 Ama amlayn waxa anu nahay nimanka ugu amarka sareya. Alla bari walaga tagay marku ina amaan abtirsaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites