Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wasiirada Galmudug Oo looga Yeeray Magaaladda Cadaado

Recommended Posts

Deeq A.   

Cadaado[Puntland Post]-Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Galmudug ayaa looga yeeray inay si deg deg ah ku tagaan Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud xilli khilaafka Madaxda Galmudug uu sii xoogeysanayo.
Warqad ka soo baxday Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa lagu sheegay in wasiirada Galmudug ay si deg deg ah ku tagaan Magalada Cadaado.

Waxaa kaloo qoraalka lagu sheegay in Wasiirkii qaadan waaya amarka Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ee tegi waayo cadaado lala xisaabtami doono.warqada-1.jpg?resize=720%2C932&ssl=1

Cabdiqani Boos 

Puntland Post 

The post Golaha Wasiirada Galmudug Oo looga Yeeray Magaaladda Cadaado appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this