Haneefah Posted October 17, 2008 @ BOB. We had a reer waamo sister come into our family not too long ago; I love her but boy did she come with a strange and often hard to undertsand lahjad. Sidaan every word ey tidhaahdo ugu wada qosleyney (maskeenah) bey hadda saaxiga keentey, no more 'jaa' iyo wax la mid ah; agga-da xitaa si quman bey hadda u tidhaahdaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 17, 2008 ^^^ lool@agga-da xitaa si quman bey hadda u tidhaahdaa Gabdhaha waamaha iyo gabdhaha sujuuga, anigu waxaan ka doorbidi lahaa kuwa sujuuga, in kastoo labaduba jaa, hii, yaa uu ay wada yiraahdaan, kuwa sujuuga xoogoow swahili ayaadba isku tuuraneysaan ugu danbeyntii nakupenda unbaad isla dhaceysaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted October 17, 2008 Originally posted by Haneefah: @ BOB. We had a reer waamo sister come into our family not too long ago; I love her but boy did she come with a strange and often hard to undertsand lahjad. Sidaan every word ey tidhaahdo ugu wada qosleyney (maskeenah) bey hadda saaxiga keentey, no more 'jaa' iyo wax la mid ah; agga-da xitaa si quman bey hadda u tidhaahdaa Salam Aleikum W.W Haneefa...oo maxaanba mareenaa in maanta nalagu qoslo? waxaan maqli jiray...nin adduun joogow maxaa aragti kuu laaban...maantaaba galti nagu qosleysaa...waa ilaahey mahadiis... Waraa Nuune...filimkaas caatada ah maa la timid adigana? waraa Sijui iyo reer Waamo waa same...after all most of them hail from Waamo hence our understanding when we meet because we have DEEP connections... Waraa aniga waanba ka baxay...maba rabo gabartiina ee madaxa saarta...gabdhaheyga Waamo ee caano ma daadiyeyaasha ah aaba iga badan oo wax aan ku doorsanaayo la arkin. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites