Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha wasiirada Puntland oo go’aan kasoo saaray shirkii Kismaayo (Akhriso)

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ayaa si buuxda u taageeray go,aankii ay madaxda Maamul Goboleedyada xiriirka ugu jaraan dowladda Federaalka Soomaaliya Kadib  war murtiyeed kasoo baxay shirkii Kismaayo.

Golaha wasiirada Puntland oo dood badan arrintaan ka yeeshay ayaa ugu dambeyn isku raacay in la taageero go,aankii Maamul Goboleedyada.

Qaar ka tirsan golaha wasiirada iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa diidan wixii Kismaayo kasoo baxay.

Go,aankaas ayaa Golaha wasiirada Puntland ku tilmaameyn inuu ahaa mid dan ugu jirto dadka Soomaaliyeed.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso

FB_IMG_1536668072359.jpg

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this