Xaaji Xunjuf Posted September 12, 2018 MMA the only people that work and are submissive to Ethiopians are your community in baydhabo they proudly wave the Ethiopian flag cooperate with Ethiopians they might even eat kitfo there is nothing Somali left in the cultural being of your people. Haday cidi ceeb u dhimanayso reerkina ceeb u dhiman laha balse ceeb ba uma arkan in la duleystee oo la xabashiiyey. Sababto dadka qaarba dhiig lahayn imika adigu waxad ku mashquushay Somaliland. Reerkinana xabashi ba caadi u gumeysta kama fakirtiid siidad u xoreyn lahayd sababto ah waad is dhiibtay. 1 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 12, 2018 Odweyne Mowduuca gedo iyo dharka dumarka haku talaalin waa mowduuc muhiim ah Somaliland dhulkaad u taqaan aniguna u aqaan W/galbeed waa la gumaystaa. Waxaa gumaysta ingiriiskii ka tagey lixdan sano ka hor oo ilaa iyo iminka ay ka marqaan jabi la'yihiin Waxaa kaloo ay u xiiseen tigreegii ay shamaca u shidi jireen intaas miyaad inkiraysaa walaal? Nasiib daro aragtidaadu aad bay u hoosaysaa rag iska celintana waxaad u taqaan labo beelood oo walaala ah ama sadex inaad kala fadisho adigoon is ogayn oo khiyaaligu kala fogaaday Abey ahmed ilaa iyo iminka wax casuumaada lagama hayo!, Manoo sheegi kartaa sababta ay sugitaankiisu ugu daba dheeraatay nadaamka hargaysa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted September 13, 2018 This was aired on Kenyan TV - the bun was intended to the full extent. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 13, 2018 Odweyne khayr bay ku danbanaysaa insha allah Waxaan akhriyay in badan ama dhagaystay dad ay ku sheegeen aqoon yahan,waxaana iisoo baxday hal arrina oo ah Inaysan soomaalidu aqoon yeelan karin inaba Waligaa ma maqashay nin aqoon leh oo wadani soomaaliyeeda? Maxay tahay sababtu? Kow maskaxda caqli ku jiraa waa labo, waa baaritaan kaligay u khuseeya oo cid kale aysan wax eeda ku lahayn wixii ka yimaada Kow caqli aad yar iyo mid dhex-dhexaada. Soomaalida waxaa laga helaa midka aadka u yar, kan dhex-dhexaadka ah wax shaqo ah kuma lihin, lagamana helo dadka soomaalida. Takhaatiirkii swidishka ahaa yaan ku waafaqsanahay arintaas inkastoo ay haboonaan lahayd in la helo dad aan xanaaqin oo waydiiya waxa lagu dawayn karo. Kan aadka u yar haddii aqoon diimeed iyo mid maadi ah lagu shubo wuxuu asaguna usii qaybsamayaa labo. Mid wax laaya ama gumaada oo diinteenii dhexdhexaadka ahayd u bedala mid adag sida ururo diimeedka ka muuqata. Mid isku dhex yaacsan oo cilmiga maadigu sababo, fikirkooduna kasii hoos maro ilmaha dugsiga hoose, sida kaa muuqata adiga iyo ilmo samatar c/wali gaas iyo kuwo kaloo fara badan. Maxaa u sababa ayadana? Aragtidayda haddii aan aqoon lagu shubin sidan way dhaami lahaayeen oo waxaa celin lahaa dhaqan iyo waano ay ka maqlaan dadka aan aqoonta lahayn. Haddiise lagu yiraahda shahaadaada aad haysataan dad yar baa afrika ka haysta waxaa laga yaabaa inay dharka ka furto ayagoon is ogayn ama ayba uga darto. Tusaalaha ugu sahlan baan ku tusayaa gaar ahaan sidaad u fekerayso Qaran waxaad u taqaan sadex habrood oo 180km dega oo waliba midu carootay. Guulna waxaad u taqaan soomaali kala tagtay oo daciiftay ninkay wax ka tirsanayeena mootan yahan sodon sano. Sharafna waxaad u taqaan gabar soomaaliyeed oo la kufsaday inaad ku kala saartay qabiilada ay kasoo kala jeedaan. Af soomaaliga saxdaa waxaa lagu yiraahdaa arintaas oo kale tacab khasaar. Casuumaadii abey ahmed ayaduna way imaanaysaa nafta khayr u sheeg ina adeer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 13, 2018 Abiy doesn't deal with mamuul goboleeds in general. Which is a good thing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 1, 2018 Since no body answered the endless knocking on the door of the Xabashi prime minister's office, Muuse Lokal iyo xirtiisa as a result of another deep marqaan session think they can come up with a new strategy - entering via the window in order to meet Xabashi leader. As if. Somaliland oo Abiy Ahmed u gudbisay dalab cusub oo ku saabsan Soomaaliya Dawladda Somaliland ayaa ugu baaqday Raysal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed inuu u soo jeesto arrinta ka dhaxaysa Somaliland iyo Soomaaliya oo uu u xaliyo sidii uu u xaliyay arrimaha Itoobiya-Ereteriya, Djibouti iyo Ereteriya iyo khilaafaadka Koonfurta Suudaan. Wakiilka Somaliland u jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya Mr. Axmed Xasan Cigaal, oo u waramay wakaaladda wararka Itoobiya ee Walta, ayaa sheegay in Somaliland aad u soo dhawaynayso isbedelada uu Raysal wasaare Abiy Axmed ka hirgeliyay gobalka Geeska Afrika. Mr. Cigaal wuxuu sheegay in isbedelada uu sameeyay raysal wasaaraha Itoobiya ay burburiyeen buuro kala dhex yaalay dalalka Itoobiya iyo Ereteriya, Djibouti iyo Ereteriya iyo dib u heshiisiinta uu ka dhex dhaliyay madaxda dalka Koonfurta Suudaan, “Waxa aanu raysalwasaaraha ka rajaynaynaa in uu sida oo kalena u soo jeesto Somaliland iyo Soomaaliya.” Ayuu yidhi Wakiilka Somaliland. Waxa kale oo uu wakiilka Somaliland sheegay inuu ku rajo weynyahay in Itoobiya noqoto dalka u horeeyay ee ka badheedha aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland, “Waxaanu rajaynayaa in Itoobiya noqoto dalka u horeeyay ee dunida u sheega in Somaliland xaq u leedahay in la aqoonsado.” Ayuu yidhi Wakiilku. Waa markii u horaysay ee ay dawladda Somaliland ugu baaqdo raysalwasaaraha Itoobiya inuu u soo jeesto arrinta ka dhaxaysa Somaliland iyo Soomaaliya. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 1, 2018 Muuse biiixi knows xayle sellassie muuse know ina xaylemaryam fresh Prince of qeero waxba meesha kuma hayo aan ahayn ina cagjar iyo Ina iley oo u xidhay iyo gaala madow oo fashaash sita. Qoladinan reer baydhabo xabashi caadi ah baad noqoteen baydhabo amharinya iyo afka gaalo madowdi walagaga hadla iyo afka dawersiga yaa alle waxsiiyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 4, 2018 'Dibadii baa nagala soo xiray.' 'Baasaboor ayaan Xamar ka baryeynaa.' Feysal Dhurwaa uultimo waa qarsan waaye waxa bogtiisa ku heystay, telling the truth to marqaamistihii weynaa Muuse Lokal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted October 4, 2018 6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: 'Dibadii baa nagala soo xiray.' 'Baasaboor ayaan Xamar ka baryeynaa.' Feysal Dhurwaa uultimo waa qarsan waaye waxa bogtiisa ku heystay, telling the truth to marqaamistihii weynaa Muuse Lokal. Miskiinoow ma waxaad u malaysay muuqaalkani inuu inatusayo Somaliland oo wax laga dhimay Run ahaantii aragtidani waxay kutusaysaa sida nidaamka siyaasada Somaliland u shaqeeyo iyo sida wixii dhib ah ee yimaada aan loogu yeedhid Burundi iyo Uganda laakiin ragga dhulka u dhashay ay isugu canaantaan oo wax gacantooda kaga qabtaan. Miskiin foqal miskiin ayaad tahay ninyoow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 12, 2018 Calaacal after endless calaacal. Dhurwaa wali quuqdiidsa ma joojinin. Wiil yar, wiil weyn, wiil dhexe waligaaba ku haay, Awdhurwaa. Xabashiland siyaaradooda ayee ahayd. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 12, 2018 The shameless secessionist have missed this bow humiliation to Xabashis, which hadn't happened for half a year. Saf sidee ugu jiraan ayaa igu daran, sida ardey kindergarten camal ah. Such a brazen ignominy. Dhurwaa and his likes are agitating for one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted November 13, 2018 Very sad to see Somalis to put down each other by saying: My man was seen by Abiy and yours didn't. Ethiopians for the most part are very uncomfortable that Abiy is taking the country to deep into UAE/Saudi side. Very unusual for Ethiopia that survived on opposite groups good will. USSR, America, Britain, Turkey, Russia, France, China...just about everybody. As for Isayas he is your typical dictator who one day expelled the Embassy of Sudan and the very same day gave it to Garang. Sudan had hosted at least half million Eritreans during their struggle. That is the thank you. Simply because the Americans told him to go against Sudan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted November 13, 2018 SL should work.with every Somali region, have a goos rapport, PR, and try to.win and convince Somalis, instead of name calling. This is more productive than winning the heart of forreigners. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted November 13, 2018 On 11/12/2018 at 12:29 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: The shameless secessionist have missed this bow humiliation to Xabashis, which hadn't happened for half a year. Saf sidee ugu jiraan ayaa igu daran, sida ardey kindergarten camal ah. Such a brazen ignominy. Dhurwaa and his likes are agitating for one. Waaryaa dadkan aad ku khafiiftay waa dad xor ah maaha dad Ethiopia maamusho sida Koonfur Galbeed. Waxba meeshan hala wareegin sawirka nin hindhiso la yar jeestay waa good manners Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted November 14, 2018 Waa sawir aad fool-xun. Boqoradda ingiriiska hadday hor istaagi lahaayeen hubaal inay jilbaha dhulka dhiggan lahaayeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites