Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbi kamid ah xisbiyada dalka oo shaaciyey in si been abuur ah magaciisa loogu taageeray maamul Goboleedyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Xisbiga Kulan oo ka mida xisbiyada dalka ka jira ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in si khaldan magaciisa loogu adeegsado war-saxaafadeedyada ay soo saaraan xisbiyo iyo kutlad mucaarad ah.

Qoraalka Xisbiga Kulan oo uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Xisbiga Cismaan Xasan Cilmi ayaa lagu sheegay in xisbiga uu mowqif dhexdhexaad aamisan yahay, isla markaana aanu la qabin kooxaha iyo xisbiyada soo saaray war-saxaafadeedka ay ku taageereen shirkii Kismaay.

Halkaan hoose ka akhriso war saxaafadeedka kasoo baxay Xisbiga

unnamed.jpg

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

Caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this