Deeq A. Posted September 11, 2018 Dabley hubeysan ayaa goordhow shaqaale dowladeed ku dishay xaafadda KPP ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Marxuum Cumar Xasan Ganey waxaa uu ka tirsanaa shaqaalaha wasaaradda qorsheynta ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya. Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in raggii dilayna ay baxsadeen. Faah-faahinta kala soco, Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites