Deeq A. Posted September 10, 2018 Qaraxaan oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa waxaa lagu dhuftay Albaabka laga galo Xarunta Maamulka degmada Hodan ee Gobolkaan Banaadir. Inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa laga maqlay jugta qaraxa,iyada oo ay xigtay rasaas farabadan oo aan weli la shaacin cida rideysa. Inta badan waxaa bur buray Xarunta Maamulka degmada Hodan ee qaraxa lagu weeraray,waxana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay qaraxaas. Wariyeyaal ku sugan Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxa ay sheegayaan in ay arkayeen khasaaraha dhimasho ee qaraxasi ka dhacay,sial amrkaana ay jiraan dhaawacyo ay qaadayaan Gawaarida gurmadka deg dega ah ee loo yaqaano ambalaasta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted September 11, 2018 How many times have we seen a similar picture? Quote Share this post Link to post Share on other sites