Sign in to follow this  
Somalina

A message for the Somali Youth (video)

Recommended Posts

BOB   

NNC...1st July is fast approaching ha hilmaamin. smile.gif

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

26th June waxaa hada ka muhiimsan May 18. :D

 

 

PS. NNC...tartiib cusbada yee kugu kicin yaah. smile.gif

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

smile.gif B.O.B, waa igu shactireysanaa miyaa hadana, Totti maay kaaga dhegentahay weli?

I'm not celebrating July 1st because weli gumeysi ayaan ku jirnaa, saaxiibkaada la soo ordey June 26th u sheeg inuusan ilaawin October 20th. Haddii aad wax positive ku dareysid xaagan adeer you are welcome haddii kale waan ku ban gareynaayaa. :D ...Sea salt ma aada arkey weli. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by NNC:

smile.gif
B.O.B, waa igu shactireysanaa miyaa hadana, Totti maay kaaga dhegentahay weli?

I'm not celebrating July 1st because weli gumeysi ayaan ku jirnaa, saaxiibkaada la soo ordey June 26th u sheeg inuusan ilaawin October 20th. Haddii aad wax positive ku dareysid xaagan adeer you are welcome haddii kale waan ku ban gareynaayaa.
:D
...Sea salt ma aada arkey weli. lol

Horta weli makuu sheegay inaan ookiyaalahaaga weyn jeclahay? Ma Kamloops keliya aa laga helaa mise xittaa Suuqa Bakaaraha waa laga helaa? I like it when everyone calls me 'Adeer' it makes me feel so loved and so honourable. smile.gif

 

 

Soomaaliyay toosoo, toosoo isku tiirasada e

hadba kiina taag daran, taageera weligiin.

 

it doesn't get much more positive than that...does it?

 

 

PS. Sea Salt ma adaa arkay weli? ii jilci hadalkaas..dhagweyn oo hadana duq ah oo aan slangka dhalinyarada fahmin baan ahaye.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Showqi you are welcome walaal. It is something that we need to hear habeen iyo maalin, yar iyo weyn.

 

Adeer BOB ma aadan ii sheegin waxba, waadna mahadsantahey. Waxaan ku weydiiyey, inteed iiga tuurtey suuqa bakaaraha? maxaa ii geeyey meeshas, waaba ley dili lahaa hadaan ag mari lahaa.

 

Soo adiga maad oran cusbada yey kugu kicin, waxaad aragtey malaha 25% oo kacey. 75% baa kuu harey, sidaas baan ka wadey.

 

p.s. lol@Somaaliyey tooso song....i hope ineysan qasab aheyn, oo niyadaada ka niyeysatey...

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Bakaaraha maxaa laguugu dilaa? Al Shabab wee ku yaqaanaan inaa gabar wadani ah tahay oo Soomaaliya jecel laakiin waxaa laga yaabaa inuu mid kamid ah ciidamada ku jeclaado oo markaa lagu dhaho mujaahidiinta ka mid noqo ahem ahem.

 

 

dadka ee Al Shabaab raadinayaan waa Kool-Kat, Malab & Shukulaato,A&T iyo dad kale oo badan oo SOL ku jiro oo maalin walbo af lagaadeeyo mujaahidiinta.

 

 

Cusbada hadee kacdo sokor aan ku shubaa...ka waran arintaas? :cool:

 

 

Adeer...bal koob shaah ah ii keen, shaah baa i haya e.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by NNC:

saaxiibkaada la soo ordey June 26th u sheeg inuusan ilaawin October 20th.

You mean 21ka Oktoobar. Yaaba iloobi kara maalinta Kacaanka Soomaaliyeed? :D lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@koob shaah ii keen. Shaah Somaali with qarke iyo heyl iyo ginger(i dont know how to say it in Somali) mise herbal tea (green tea)?

Waad iga qoslisiise runtii, Alshabaab waan ka soo horjeeda adeer, waan rabi lahaa iney ii soo dhaweeyaan, ayaago jiifa ayaan blow up gareyn lahaa kuligeed hebaloow Dheere waan afduubi lahaa oo ransom ayaan ku raadsan lahaa. Istaqfurallah.

 

Wiilkaan Kale, Jomo Kenyatta bax celebrate garey...hadal kuuma yaalo meeshan...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this