Maaddeey Posted September 20, 2010 Tuujiye, waa mahadsantahay Sxb. Suldaankii Gelledi ee sanadihii 1800 & halahoo xukumi jiray Shabeellada Hoose ayaa waxaa ku kacay Biyomaalka oo iyagana Saldana kale lahaa, Aakhirkiina waa dileen miskiinka, Waxaa la dhihi jiray Alle ha u raxmadee Suldaan Axmed Yusuf. Gabar uu dhalay Suldaanka aa iyadoo Aabaheed raadineysa soo gashay Magaalada Marko, waxay la kulantay Nin Biyomaal ah waxaana dhex maray sheekadaan oo si gabay ah isu dhaafsadeen: Gabadhii waxay tiri: Shucbaale aan kuu gadaa aad shuun ku xiiratee Shuqo aan kuu xiraa aad ku shoobtidee Shood bun aan kuu tumaa aad sharuursatee Aabow Shooblahayga ma ii sheegi kartaa. Ninkii, iskama waaline asna wuxuu ku jawaabay: Shucbaalahaaga ad shuun ku xiiro Shuqadaada adlee ku shoob Shantaada bun adlee sharuurso Aabow shooblahaaga an kuu sheego Aw-shaafac aa shufta looga gooyey Humbow waraabaa hambuuqahaayay Haad boorraa hirrigey ku haayay Hablahaynaa har-haraatihaayay Hirka maanyaa hab-dhabow ku haayay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted September 20, 2010 waxbaa iga danbeeyey Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 20, 2010 ^^ Hada unbaan arkey topigan, waxbaa isku dhugcay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qorax Posted September 21, 2010 kkk@Madeey abaa hee carabka ha iska dhawinle se oo u mojujihesid muruqle kagelin sheegbo adi saan cajal le sa u dhagesaheysay o uqorqoreysey runta in shegbal siyeed saac mas ku qadatey in qoralkan ku qortid? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 22, 2010 ^^Qorax, duqa saas aan u hadlaa ka warran hee!, maxaa sheekadaan 'Riwaayadii Shumey' iney ku jirto maa u maleysay?. Ps. Sheekadaan waxan ka guuriyey sheeko caan ah oo la yiraahdo 'Aniga & Aniguna' waxay ka billaabaneysay: Beri baa waxaa jidhi jidhay laba dabagaalle, ka wayn waxa la odhan jidhay.., waxaan isticmaalaa, anigoon rabin markii la i warsado inaan sheekeeyo!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted September 22, 2010 Waa Mucjiso iyo yaab. Shucbaale ma makiinad baa, Shuun mar hadii la sheegay, kollayba Shucbaaluhu waa Makiinad. Shooble, Shoobis, Shuqqo, Booraa, Hirrigay, Shood, Sharuursi: Maadeeye, saaxiiboow bal inoo sharrax. Beryahan, dad fara badan ayaa kaa dhex hadlayee.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 10, 2011 ^ereyada micnahooda Dr. Saadaq Eenow aa la weydiinaa, qoraalkiisa ayaan ka soo guuriyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms MoOns Posted June 11, 2011 I actually understood it perfectly. Enjoyed reading it!! My cousins and their mum are asharaaf, and they talk like that. Lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 20, 2012 ^Hanuun aa mahadsantahay! Maahmaah reer Xamar (Gibil-Cad): La faltee la beekhtee ka roon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sierra Posted January 20, 2012 Jacaylbaro;169493 wrote: Hadhow buu odhan isku af baynu nahay ,,,, :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 20, 2012 ^^ Kiisana waan la aqaan, kanna waan dheerahay! Quote Share this post Link to post Share on other sites