Jacaylbaro Posted September 20, 2010 It is Africanized Chinese version ....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 20, 2010 Juxa, dadkii waddanka loogu yimid (dadka dega webiga jiinkiisa & xeebaha ayaa dhulka iska leh!)haddii lagu qasbo dad kale warkood oysan fahmeyn iney qoraan, suugaan aysan xiriir la laheyna xifdiya la yiraahdo ka warran? Gumeysi numero UNO soow maahan? Alla maxay dadkaas ciil arkeen!. JB aa wuxuu leeyahay af-soomaali maaha!. Think of it for a minute or two then you'll understand why these people forbid their kids to school!. Bal cunug reer xamar ah oo gabaygii Sayidka ee KOOFIL soo xifdi, ereyada micnahoodana 'home work' ahaan loogu diray ka warran?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted September 20, 2010 maaddeey i agree somali musuqmaasuq iyo caburinta ay wadaan wax cusub maaha. indeed dadkaas dhibaato xun bey ku qabaan somalida intooda kale forget JB, the rest of s-lander are not that bad, wixiisu waa exceptional Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 20, 2010 Xataa Sayidkaa ka qayliyay oo yidhi "af gaal iyo mid muslim miduun aan aroorta idiinku imaado" ..... dadka hada joogana maxaad u malayn ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted September 20, 2010 Very funny. Keep it coming. Maadeey, Ereyada bold-ka aad ka dhigtey noo macneey saaxibow ama sheekada ka danbeysa noo sheeg. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 20, 2010 Nassir, bolded words-ka waa kan: Shukureero & Bandhawoow (Bandhaboow)=laba qabiil oo reer xamarka gibil madowga ka mid ah lamo=labo, lawaad=labaad Wax kale maa jiro? Originnaly posted by JacaylBaro: Xataa Sayidkaa ka qayliyay oo yidhi "af gaal iyo mid muslim miduun aan aroorta idiinku imaado" ..... dadka hada joogana maxaad u malayn ,,, Ma isaga soo cel-celinee?, markii hore aa lagu maqlay! I thought it wasn't worth replying to, lakin haddaad soo laba celisay, Sayidku wax dhib ah Afkaas kuma qabine niman Gaalada Xiriir la leh heystayna dariiqada Qaadiriyada ayuu dul-duleello u raadinaayey, waxaana kuu caddeynaya dhulalkaas koonfurta dad badan ayaa ka yimid oo taageeray Sayidka, waxa laga xusi karaa Biyo- maalka oo dagaalka Ingiriiska la galay isagoo u ballanqaaday inuu isna markooda la dagaali doono Talyaaniga, lakinse sabab kastaa ha jirtii Sayidku ballantaa muu fulin!. Xataa, hadduu Sayidku sidaa yiri, waa qalad faaxish ah!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 20, 2010 Weligay wax kaa excuse xun maan arag ,,,, Anigu arrinkaa Sayidkaan ku raacsanahay. Wuxuu moodayay inay Soomaalidu isku wada af tahay oo uu meel kasta oo uu tago uu af garanayo laakiin kan aad hada ku hadlaysaan baa loola soo baxay isaguna warkiisa wuu cadeeyay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 20, 2010 ^Biyo-maalka sideey isu fahmi jireen? (mise lamaba socotid sheekadaa, car toos uga jawaab adoon cirridka taagin!. Xataa, hadduu Sayidku sidaa yiri, waa qalad faaxish ah!. ^^kor sidaas sow kumaan odhan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 20, 2010 waa markaan odhan-jidhay: bakh bakh iyo waali Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted September 20, 2010 why is it bakh bakh iyo waali? seriously it is shameful to dismiss entire populace like that waa markan dhihi jirey isku qabe aan lala qabin isla qaayo weynaa somalidu (some) waa racistayaal qadcan ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted September 20, 2010 JB, Af-kan ama lahjada reer Xamarka aad baa loo fahmaa. Sayidka wuxuu ka wadey Af-Maay-ga oo runtii aan wax baddan laga fahmin. Isagaa xataa kala lahjad duwan. Af-maayga Jamaame iyo kan Xudur aad bay u kala duwan yihiin. Sheikh Awees waxaa lagu diley tuulada Biyooley oo ah meesha lagu siyaarto. Waana run isaga oo ah Qaadiriyada iyo Sayidka oo ah Saalixiyada iney siyaasad ahaan iska soo horjeedeen. Firqada Qaadiriyadaana at the end had won the battle of influence through its message of tolerance and peace. It certainly had more followers across Somali regions. Reer-Xamar-ka waa urban-Somali lingo mostly. Aad baana loo fahmaa. Famous singers and actors Iikar Jeesto, Shimaali Ahmed Shimaale, Luul Jaylaani, Marisa Carbone, Awees Qamiis, Faadumo Qaasim, Axmed Naaji Sacad, ma yara. Ururka Leegada ama SYL waxaa ka mid ahaa Sakhaawadiin iyo Dheere Xaaji Dheere Perhaps, MMA can explain more to us. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 20, 2010 Isdeji, shaydaanka iska naar. haye, maxaad ka hadlaysaa? mase fahantay micnaha 'bakh bakh iyo waali'? maxaase ka wadaa "isku qabe aan lala qabin isla qaayo weynaa" iyo "racistayaal"? - intaanan sidaado kale seefta ula boodin? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted September 20, 2010 jawaabtada oo munaasab ah meelna ku dahsooneen kuu hayaa, but i am afraid things will go too far. as i said before carry on Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 20, 2010 Su'aal maa su'aal looga jawaabaa, Siidoow? She asked you why its bakhbakh! u jawaab, haddii qalad ay u fahantay u sheeg!, inaad wax faah-faahiso bey ahayd, soow maaha?. Juxa, ayaantaan Siidka waa iska hadal batay, u malayn maayo inuu saad mooddo ula jeedo!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted September 20, 2010 maaddeey as you can see meeshan tolkada kuma badna, anigana maalin walba hujuum kan ma gali karo ee iska dhaaf sheekooyinkan Quote Share this post Link to post Share on other sites