Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Shacabka Garoowe Oo Ka Hadlay Sida Ay U Arkaan Shirka Shanta Dowladood Ee Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Shacabka Garowe oo Aragti ka dhiibtay Shirkii Kismaayo Ugu Soo dhamaaday Madaxda Maamul-Goboleedyada shanta ah ee dalka.

Sidoo kale waxay ka hadleen Baaqii Madaxwayne Farmaajo uu  u diray madaxweynayaasha maamullada shanta ah oo ku saabsan ka soo qeyb galka shir wadatashi ah oo ka dhacaya Magaalada Muqdisho.

Dadkii aan la hadalnay ayaa ku kala aragti duwanaaday dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXINTA:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/09/Warbixinta-Aragtida-Shacabka-Garowe-Shirkii-Kismaayo-9-9-2018.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this