UZTAAD Posted February 23, 2010 http://www.ethnologue.com/show_country.asp?name=so Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 23, 2010 Dr. Kadare oo ka mid ah Guddigii Af Soomaaliga wuxuu sheegay in ASALKA luqadda Soomaaligu yahay MAAY-MAAY Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Dhagax. Posted February 23, 2010 War ninku miyuu waashay? Maay-Maay iyo reer waqooyiguba afka soomaliga way qaloociyeen! Asalka afSoomligu wuxuu kayimi gobolada dhexe iyo SomaliGalbeed......Waa kan saxda ah ee qaamuuska kuqoran. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BUKURR Posted February 23, 2010 ^^ yo xaaji stop the rambling, you know who is the offspring here, and it ain't Afmaay. As one of the comments pointed out, the organizers left out a whole category of Somali languages!! Maay, Jiiddo, Garre, Tunnu, Dabbare languages??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Dhagax. Posted February 23, 2010 ^ Adi wali far Soomali malagu galiyay? You seem not understand what I wrote there Quote Share this post Link to post Share on other sites
B Posted February 23, 2010 is af-somaali that important anyways. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted February 23, 2010 sigaar cabbe, haa af-soomaaligu waa muhiim. balse oggaada in uu Qardho kayimid qamuus qorihii kowaad, Quote Share this post Link to post Share on other sites
B Posted February 23, 2010 why is af-somaali muhiim? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Dhagax. Posted February 23, 2010 ^^Sayid, adi iyo Qardho aan isku nacay! Benson, Somaligu waa muhiim, waa luqadaadi hooyo waa waxa ugu fudud oo ay isku fahmaan Somalida ku nool wadankii. Afka Soomaliga intaan laqorin dad yar oo diba ku soo bartay Talyaaniga iyo Carabiga ayaa wax qorijiray oo kaliya. Waxaa kaloo jirta, markii dagaalkii sokeeye dhacay ee la is waayay, waxaa jirtay in Red Cross ay waraaqaha u kala qaadi jirtay Somalida Qaxootiyada (wadamada dariska ku nool) iyo kuwa Somaliya ku haray.....marka haduusan Af-somaligu jirilahayn waxba ma la iskuqoreen oo dad yar oo diba kayimi unbaa wax qori lahaa. Taloow ma fahmidoontaa waxaan kor ku qoray? Quote Share this post Link to post Share on other sites
B Posted February 23, 2010 yes i understood it. thx. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted February 23, 2010 Originally posted by Xaaji Dhagax.: ^^Sayid, adi iyo Qardho aan isku nacay! haa, waan gartay meesha laga hayo B&H, ma dahab mise qalin? Quote Share this post Link to post Share on other sites
B Posted February 23, 2010 ^ the cigarette cliches are nuts. gold for sure. the silver ones are harsh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BUKURR Posted February 23, 2010 Originally posted by Xaaji Dhagax.: ^ Adi wali far Soomali malagu galiyay? You seem not understand what I wrote there Far soomaali mala igilin, af kaa la ibaray. Hey dude, you don't have to talk like that, it just puts you down. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 23, 2010 Muqdisho oo laga xusay maalinta Afka Hooyo Munaasabad lagu xusayay maalinta Afka Hooyo ee 21-ka Febraayo ayaa waxaa lagu qabtay Hotel Sahafi ee magaalada Muqdisho. Waxa qoray VOA News | Washington, DC Axad, 21 Munaasabadan oo ay soo qabanqaabiyeen Naadiga Hal-abuurka iyo Qalinlayda Somaliyeed ee loo yaqaan Somali Pen ayaa waxay isugu yimid aqoonyahano wax ka qoray afka Soomaaliga, qaar ka mid ah macallimiinta wax ka dhiga jaamacadaha magaalada Muqdisho, xubno ka socday abwaaninta Soomaaliyeed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka Benaadir. Xuseen Sh. Axmed Kadare ayaa ka mid ahaa dadkii halkaasi ka hadlay isagoo ka dhawaajiyay in afka Somaligu ka kooban yahay 2 lahjadood Maay iyo Maxaa Tiri. Kadare wuxuu sheegay in baadhitaan ay sameeyeen lagu ogaaday in lahjadda Maay-du tahay tan asalka ah ee Af-Soomaaliga. Xuseen Sheekh Axmed (Kadare ) oo ka tirsanaa guddigii wax ka qoray Afka-Soomaaliga ayaa mar uu ka hadlayay marxaladihii ay soo martay qorista afka-Soomaaliga wuxuu sheegay in markii ugu horraysay ee ay ka fakaraan qorista Af-Soomaaligu ay ku beegnayd sanadii 1958-kii, iyadoo guddi ilaa 5 qof ka koobnaa oo uu isagu ku jiray ay isku maan dhaafsanaayeen nooca ay noqonayso farta lagu qorayo Afka Soomaaliga. Mustafe Cabdulaahi Dheeg oo ah barre wax ka dhiga jaamacada Muqdisho oo isna munaasabada ka hadlay ayaa ku dooday in Afka-Soomaaligu aanu baabi'i doonin mustaqbalka dhaw. Abwaan Saciid Maxamuud Xarawo oo ku hadlayay magaca abwaaniinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in marka laga hadlayo af soomaaliga iyo kaalinta abwaanadu ku leeyihiin uu doorka koowaad soo galayo abwaan Cali Sugulle oo lixdamaadkii sameeyay heesta caanka ah ee lagu magacaabo (AF QALAAD AQOONTA MIYAA ) taasoo uu sheegay in heestaasi ay muran wayn ka dhex dhalisay wasaaradii warfaafinta ee xiligaasi jirtay gaar ahaan ku simihii wasiirka wasaaradaasi iyo abwaan Cali sugulle Munaasabadan ayaa intii ay socotay waxaa isagoo jooga magaalada Burco qadka taleefanka kaga qayb qaatay abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo isagu qaybihii bulshada halkaasi isugu yimid kula dardaarmay in la bad-baadiyo afka Soomaaliga maadaama uu yahay kan kaliya ee guud ahaan Soomaali wayn ka dhaxeeya. Gabagabadii gudoomiyaha naadiga Somali Pen ee koonfurta Soomaaliya C/naasir Yuusuf Macallin ayaa shahaadooyin ku gudoonsiiyay qaar ka mid ah ururrada bulshada rayidka oo isugu jira rag iyo dumar kuwaasoo la sheegay in ay ka soo qayb qaateen daddaalo lagu tayaynayay afka Soomaaliga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted February 24, 2010 so when i was in somalia, the only subject that i failed was af somali! lool...for real. its hard. so i do speak flauntely 3 lingos, plus af somali but writing af somali, i am just terrible at it. i am still learning and i made the biggest progress so far by studying thru this website. Quote Share this post Link to post Share on other sites