Sign in to follow this  
Deeq A.

Garsoorka maxkamadaha Banaadir oo lagu sameeyey dib u habeyn + Magacyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa dib u habeyn ku sameeyey Garsoorayaasha Maxkamadaha Darajada 1-aad iyo 2-aad ee gobolka Banaadir, isagoo dalacsiin iyo isku bedel ku sameeyey qaar kamid ah Garsoorayaasha.

Guddoomiayaha Maxkamadda Sare markuu arkay baahida loo qabo in dib u habayn lagu sameeyo Garsoorka Gobolka Banaadir, isla markana uu la tashaday masuuliyiinta ay quseyso arintaan, waxaa u soo saaray wareegtadan.

Hadaba Hoos ka Akhriso Digreetada Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka uu soo saaray. 

IMG-20180908-WA0010.jpg

IMG-20180908-WA0009.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this