MR ORGILAQE Posted September 8, 2005 soomaali hore ayaa kumaahmaahdey Afar waa afar: Noloshu waa Niyad; Naftu waa qaali; Nacaybku waa olol; Nabsigu waa qaraar. Marka walaalayaal 1)nolosha haa iska xumeenina oo niyadiina kheyr usheega marka aad kahadleesaan wadankiina hooyo 2)naftu waa qaali oo qiimeeya naftiina iyo tan walaalkiin 3)Hagubanina oo ololka nacaybka kayimaada iskadaaya oo waliba iska ilaaliya 4)nabsiga aad gashiid maanta kaamaharo ee ogow adun iyo akhiiro wuu kudabasocone wabilaahi tawfiiq Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sky Posted September 8, 2005 Follow your own advice. Than you can talk. Till then iska aamus, haa is ceebeenin damn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MR ORGILAQE Posted September 8, 2005 expand on that will you.......too short an answer sky Quote Share this post Link to post Share on other sites
Us_Marines Posted September 9, 2005 What he mean is Practise what you preach. Quote Share this post Link to post Share on other sites