Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:- War ka soo baxay shirkii dowlad goboleedyada Soomaaliya ee Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxda dowlad gobleedyada Soomaaliya ayaa maanta war-murtiyeed ka soo saaray shirkoodkii Kismaayo oo socday muddo shan berrI ah.

Warmurtiyeedka ayaa lagu sheegay in shirka looga hadlay arrimaha amniga iyo siyaasada dalka Soomaaliya, sidoo kale ayaa lagu sheegay in la hakiyay wada shaqeyntii  kala dhexeysay dowladda federaalka.

Dhanka kale golaha ayaa sheegay in shir kale oo aan caadi ahayn lagu qaban doono10-ka bisha soo socota ee  October magaalada Garowe ee xarunta Puntland.

Hooska akhriso War-murtiyeedka oo dhameystiran

k1.jpg?resize=700%2C979&ssl=1 k2.jpg?resize=700%2C981&ssl=1 k3.jpg?resize=700%2C991&ssl=1 k4.jpg?resize=700%2C988&ssl=1 k5.jpg?resize=700%2C988&ssl=1 k6.jpg?resize=700%2C993&ssl=1 k7.jpg?resize=700%2C985&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Akhriso:- War ka soo baxay shirkii dowlad goboleedyada Soomaaliya ee Kismaayo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this