Xaaji Xunjuf Posted September 7, 2018 dowladda Soomaaliya Jimco, September, 07, 2018 (HOL)–Dowladda Kenya ayaa is hortaagtay Talaadadii todobaadkan diyaar ka anbabaxday magaalada Muqdisho in ay ka digto garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta. Diyaaradan ayaa dadkii la socday waxaa ka mid ahaa wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow, dib ayeey-na markii danbe ugu soo noqotay magaalada Muqdisho, iyada oo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo markii horeba ay ka duushay. "Kabtanka diyaaradda ayaa u sheegay rakaabkii la socday in mas'uuliyiinta Kenya ay diideen in diyaraadu caga-dhigato sababo ay ku sheegeen dhinaca amnga iyo aysan ogolaasho heysan. Dowladda Kenya aya horey u amartay in diyaaradaha ka yimaada dhinaca Soomaaliya ay qasab tahay in ay soo maraan garoonka diyaaradaha Wajeer si baaritaan loogu sameeyo, hasse ahaatee arintaa waxaa horay heshiis uga gaaray madaxda labada dowladood oo isku afgartay in dullimaadka ka taga Muqdisho uu toos uga degi karo garoonka Jomo Kenyatta, iyada oo aan la sii marin Wajeer. Wali ma jiro wax war ah oo ay dowladda Soomaaliya ka soo saartay arinta ku saabsan diyaarada laga soo celiyay Nairobi. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 7, 2018 Deep inside the koonfurians know they powerless and that the so called sfg govt has no territorial control nor sovereignty over any territory because the Kenyans have the boots on the ground they call the shots. The jubbaland territory is the long arm of uhurru kenyatta inside Somalia. And Ethiopia uses bay and bakool in a similar way the mod spoken language after may may is amharic. The Ethiopians use those 2 region's as security zones to protect the main land of Ethiopia. The predicament the koonfurians are in is bad and the sad part is there is no sign that this will change in the foreseeable future. They all jumped up an down when the cheeseman was selected but he is even worse than sheikh dalxiis. Or cabdilahi tigray. For Somaliland they try to block here and there bussines deals investment projects but every one even their master's know where Somaliland stands and where they stand they are just wasting their time. The dubai port investment in berbera showd that they are toothless and that diplomatically they have no leg to stand on to block anything and they learned the very hard way. maantana kiiniya ayaa sida u bahdilaysa oo masuuliyintoodi dib u celinaysa silic iyo sharaf darro baa u dambeyse nimanka walanweyn.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 7, 2018 And yet the two of you spent endlessly hours talking about Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites