Deeq A. Posted September 7, 2018 Baarlamaanka deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta ansixiyay in dib loo soo celiyo calankii hore ee xiddigta 5-ta Soomaaliyeed iyo in magaca deegaanka laga dhigo “Somali Regional State”. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii uu sidaasi codsaday Madaxweyne Mustaf. Calanka iyo magaca ayaa lagu aasaasay dowlad deegaanka 1993-dii, laakin dib ayaa laga badalay wixii 2005tii ka dambeeyey. Wararkan oo Faahfaahsan kala soco, Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites