Jacaylbaro Posted November 2, 2008 Booliska waddanka Pakistan ayaa aroos cajiib iyo layaab leh weeraray maantakadib markii ay galeen Xaflad Caruur laysugu meherinayo Magaalada Karachi waxayna isla gobta ka qabteen wadaadkii wax meherinayay kaasoo isu meherinayay wiil da’adiisu tahay 4- sano jir Iyo Gabadh da’adeedu tahay 7-sano jir siddaa ay u sheegeen Booliska Magaalada Karachi Wakaaladda Wararka ee Reutrs. Sharciga waddanka Pakistan ayaa gabi ahaanba ogoleyn Guurka ka hooseeya 18-ka sanno, hase-yeeshee sharciga Islaamka ayaa ogol in gabadha la meherin karro marka ay qaan-gaadho. Gabadhaha yar-yar ee waddanka Pakistan ayaa inta baddan loo bixiyaa markii khilaaf labba-beelood la xalinayo ama deyn ay isku yeeshan labbo qolo ayaa loo bixiya gabadhaha yar-yar sii ay ula wareegaan kuwa deynta wax ku leh ama labada beelood ee cooladu dhexmartey sida maslaxad loo kala dhex dhigii lahaa ayaa liis ku siiya hablaha yar yar ee Pakistan waana sharci la xidhiidha dhaqankooda. Si kastaba ha ahaatee booliska magaaladda Karachi ayaa u sheegay Wakaaladda wararka ee Reuters goor ay tahay fiidnimadii habeenkii jimcaha kadib markii ay soo gaadhay cabashooyin uga yimid dadka ku dhaqan deegaanka u ka dhacayay meherka arooska, ayay ku dhaqaaqeen booliska sii ay weerar ugu qaadan kuwo wax isku mehrinaya, iyadoo ay gacanta ku soo dhigeen aabaha dhalay gabadha oo qaatay lacag dhan 500,oo rupees una dhiganta $6,138] Arrintan ayaa noqotay mida ugu hadal-hayska baddan magaaladda Karachi iyo dalka Pakistan oo idiil. Mid Ka mid ah dadkaas ku dhaqan magaaladda Karachi ayaa yidhi waxa uu yidhi “Waa markii igu horeysay ee aan aarko carruur liis ku meherinayo oo aan weli qaan gaadhin, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ashkiro Posted November 2, 2008 bisinka! markaan odayga iyo cuungta arka waan isku naxaay, mar nah waan qoosleey waxaan moodey inn u ayaga "guurka" ka dhaaxeeyo, subhanllah what is this world coming too :confused: . Lakiin it's between the children saan haada u fahmay. bizzare as it is, however not as sickening nothing in this world is suprising anymore. Quote Share this post Link to post Share on other sites