Che -Guevara Posted September 6, 2018 Another interesting development Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 6, 2018 Foreign Ministers of Eritrea, Ethiopia & Somalia are travelling to Djibouti today. The visit is the first initiative of the Joint High-Level Committee established by the three countries at the Tripartite Summit and the Joint Declaration on Comprehensive Cooperation signed thereof. Yemane G. Meskel https://mobile.twitter.com/hawelti/status/1037632458810904578 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 6, 2018 I think president geele still believes that Eritrea sanction should remain. His biggest concern is the Abu Dhabi port dispute. Ethiopia is still neutral in all of this. The biggest challenge for Djibouti is Eritrea because Eritrea is gaining allot of momentum in the region they 're opened the Ethiopian embassy movement of people was 're established isias afewerqi will visit gonder along side with amhara leaders who came from abroad interesting time awaits us Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 6, 2018 Waa kaas, kill a stone with two birds, as I wrote it before on here. Dowladda meel dheel ayee wax ka arkeysaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 6, 2018 BREAKING: Historic moment between Djibouti and Eritrea as Foreign Ministers from the two neighbouring countries meet for the first time in many years. FMs of Somalia and Ethiopia arrived Djibouti along with Eritrea FM. https://mobile.twitter.com/HarunMaruf/status/1037703201485713408 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted September 6, 2018 Great stuff, thanks, Horn with right leaders and policies can become the new EU Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted September 7, 2018 21 hours ago, Xaaji Xunjuf said: I think president geele still believes that Eritrea sanction should remain. His biggest concern is the Abu Dhabi port dispute. Ethiopia is still neutral in all of this. The biggest challenge for Djibouti is Eritrea because Eritrea is gaining allot of momentum in the region they 're opened the Ethiopian embassy movement of people was 're established isias afewerqi will visit gonder along side with amhara leaders who came from abroad interesting time awaits us Ethiopia is not neutral. Is in Eritrea's corner. 3.7 billion can do that very easily to an african country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 7, 2018 Ofcourse it's moving forward because of the money how ever let say it tries to appear as neutral. But you are right money talks bulshit walks the khaleeji dollars are changing the policies of the horn of Africa countries Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 8, 2018 Aragtidayda jabuuti waxay la mid tahay ilmo yar oo waalidkii dhalay oo xanuunsan ku kor ciyaaraya. Siyaasadeedana waxaa ku jira degdeg aad u badan, mana wanaagsanayn in safiirkoodu afka furto ayadoo dherigii markaa dabka la saaray. Horta marka hore jabuuti waa soomaali dal iyo dadba haddii dal ka maqanyahay wuxuu ka maqanyahay soomaaliya. Dawladdii hore ee kacaanku niyad ahaan uma aqoonsanayn dal ka madax banaan dhulka soomaalida. Balse way ku tix gelin jireen inay madax banaanaadaan ayagoo isku fillan oo qurux badana shucuubta caalamka wax la qaybsadaan. Tusaale Dadka reer jabuuti soomaaliya wax "visa" ah ama dal ku gal laguna xiri jirin, waxayna la mid ahaayeen ama la xaquuq ahaayeen kuwa kale ee ku nool dhul waynaha soomaalida Taa badelkeeda soomaalida kale waxaa waajib ku ahayd inay "visa" ku galaan jabuuti si aysan u hafin tiro ahaan walaalahood ka yar. Tan labaad Safaarad looma ogolayn inay muqdisho ku yeeshaan oo macnaheedu yahay dal isku mida dadkiisu waa isku maslaxad Burburkii kadib Jabuuti waxa ay soomaaliya u qabatay waa waajib ay ku khasban tahay inkastaba awoodeedu ha la'ekaato(laa shukran calaa waajib) Qof kastaa oo caaqil ah oo maskadiisu joogto wuu garan karaa haddii aysan somaaliya jirin inaysan jabuuti jirayn, wakhti dheer iyo mid gaabanba. Eritrea dadka soomaalida waa uga dhawyihiin ethiopia dhanka siyaasadda iyo aragtidooda fog intaba Mar walbana maslaxadda somalia iyo eritrea iskuma dhici karto sababo badan awgood wayna kala saaran tahay dhan kastaba. Xataa halgankoodii hore qaybta ugu muhiimsan waxaa lahaa soomaaliya waxaana loo ogolaa inay qaataan baasaboorka soomaaliga ah oo berigaas qiimo badnaa. Hadaba waxaa laga yaabaa inuu juhdiga farmaajo uu noqon karo kaalin sharafeed iskusoo dhaweeya jabuuti iyo eritrea Balse sida soomalida caadada u ah waxay u bateen xaqiiro aan qofna libin u ogolayn ayagoo ku gawracaya wax kasta qabiilaysi. Waxyaabaha la yaabka leh waxaa ka mida siyaasi xaqiraya kaalinta dalkiisa qaybteeda qurxoon sida u jinsiyadda dalkiisa ku matali karo, waa la yaab iyo gunimo meeshii ugu hoosaysay.!! Xataa jabuuti waxay ka jeclaan lahayd in kaalin sharafeedka in ethiopia lasiiyo sababtoo ah ayagaa mudan oo ka baxsan xayndaabka qabiilaysiga ee soomaalida ka reebay umadaha kale. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 9, 2018 Madaxweynaha Soomaaliya oo khadka Teleefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Jabuuti Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo khadka taleefanka ku wada hadlay ayaa iska xog wareystay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Geeska Afrika iyo dadaallada lagu xoojinayo nabadgelyada iyo xasiloonida gobolka. Madaxweyne Geelle ayaa uga mahadceliyey Madaxweyne Farmaajo kaalinta uu ka qaadanayo xal u helista amuuraha u dhexeeya Ereteriya iyo Jabuuti, isagoona ku ammaanay dadaallada kale ee uu kaga qayb-qaadanayo isu soo dhaweynta waddamada Geeska Afrika. Dhinaca kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle qaabilaadda iyo marti gelinta wafdigii ka socday dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya ee wadahadallada u tagay dalka Jabuuti. Waxaa soconaya dadaallo nabadeed oo la doonayo in laysugu soo dhaweeyo dalalka Jabuuti iyo Eritrea oo uu u dhaxeeyo muran dhulleed muddo dheer soo jiitamayay. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted September 9, 2018 3 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Madaxweynaha Soomaaliya oo khadka Teleefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Jabuuti Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo khadka taleefanka ku wada hadlay ayaa iska xog wareystay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Geeska Afrika iyo dadaallada lagu xoojinayo nabadgelyada iyo xasiloonida gobolka. Madaxweyne Geelle ayaa uga mahadceliyey Madaxweyne Farmaajo kaalinta uu ka qaadanayo xal u helista amuuraha u dhexeeya Ereteriya iyo Jabuuti, isagoona ku ammaanay dadaallada kale ee uu kaga qayb-qaadanayo isu soo dhaweynta waddamada Geeska Afrika. Dhinaca kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle qaabilaadda iyo marti gelinta wafdigii ka socday dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya ee wadahadallada u tagay dalka Jabuuti. Waxaa soconaya dadaallo nabadeed oo la doonayo in laysugu soo dhaweeyo dalalka Jabuuti iyo Eritrea oo uu u dhaxeeyo muran dhulleed muddo dheer soo jiitamayay. Xigasho The picture tells a story: Ghelleh Don is listening questioning and looking at Farmaajo face. Garmaajo who like a student is confessing what went on. Trying to hide his face from the Don. Don't let them see you sweat is what Ghelleh follows. Quote Share this post Link to post Share on other sites