MZanzi Posted June 16, 2010 Al-xayawaanin..waaa yuxuush aan diina waxba ka aqoon Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted June 16, 2010 Waxaani haddi run yihiin xayawaanadan dadka Allaha ka qabto. Diina waxba kama oga Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted June 16, 2010 6Waxay u arkaan in dhalinyarada dagaal uu ku waajibay, marka waqtiga ay luminayaan waa wax aan loo baahneyn, in la ciqaabana waa wax loo baahanyahay. mararka qaar fikirka bani'aadamka meel xun uu galaa ma ogtahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 16, 2010 Kuwa badan oo dhallinyarada u diidaya inay cayaaraha daawadaaan ayaa ilmahoodu degaanno iyo dalal kale laga yaabaa inay ku baashaalayaan. Caddaaladdaan maxaa si ka ah? aabayaashood ayaa ciqaabaya dhallinyaro aan waxba galabsan iyagana u ogol inay fiirsadaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites