Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Shacabka Jowhar Oo Ka Hadlaya Isbedel Lagu Sameeyay Garsoorka

Recommended Posts

Deeq A.   

Sahacabka Magaalada jowhar ayaa soo dhaweeyay isbadal lagu sameeyay garsoorkii maamulkaas,oo cabashooyin badan kajirtay.

Madaxweynaha maamulkaas Maxamed Cabdi Waare ayaa isabdal ku sameeyay garsoorka shabeellaha dhexe, kadib markii uu sheegay in dhaliilo badan ay ka timid

Dadka qaarkood oo la hadlay goobjoog News ayaa sheegay in go,aankaas uu ahaa mid u baahnaa in waqti hore la shaaciyo,balse hadda ay raja badan ka qabaan in isbadal dhanka garsoorka ah ay helaan.

Garsoorayaashii hore ee maamulkaasi ayaa iyagana waxaa ay sheegeen in laamaha garsoorka uu ahaa mid aad u wanaagsanaa balse wax taageero ah ay ka waayeen Maamulka Hirshabelle.

 

 

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/09/Cod-Jowhar.mp3

 

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/09/Cod-Jowhar-1.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this