Aroori Posted September 3, 2018 Some friends of mine from East Burao community genuinely believe the late Siad Barre hails from their clan. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 3, 2018 6 minutes ago, Aroori said: Some friends of mine from East Burao community genuinely believe the late Siad Barre hails from their clan. They need a shrink then. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted September 3, 2018 Walaxaa jira hadaan waxba jirin maxaa didiyey? Bal caawa iyo beriba Aroori aan ku idhaahdo reer Caynabaad tahay inuu ka gubto! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aroori Posted September 3, 2018 22 minutes ago, Barwaaqo said: Walaxaa jira hadaan waxba jirin maxaa didiyey? Bal caawa iyo beriba Aroori aan ku idhaahdo reer Caynabaad tahay inuu ka gubto! exactly, waa runtaa barwaaqo, malaha taariikh aynaan la socon ayaa jirta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 3, 2018 32 minutes ago, Barwaaqo said: Walaxaa jira hadaan waxba jirin maxaa didiyey? Bal caawa iyo beriba Aroori aan ku idhaahdo reer Caynabaad tahay inuu ka gubto! This is the age of media. If you make up lies about other communities claiming them you will be addressed by them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted September 3, 2018 18 minutes ago, Saalax said: This is the age of media. If you make up lies about other communities claiming them you will be addressed by them. Afarta boqol ee wiil May sheegteen reer aanay ahayn may yidhaahdeen Lantaan ku biiray ee sida Mujaahid Caare uu isagoo Qardho jooga uu proudly Shankaroon u sheeganayo unbay iyana mucaarad baanu nahay u odhan lahaayeen, Dee xaafadaa waligeedba Qaramayn waa laga yiqiinay. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 3, 2018 23 minutes ago, Barwaaqo said: Afarta boqol ee wiil May sheegteen reer aanay ahayn may yidhaahdeen Lantaan ku biiray ee sida Mujaahid Caare uu isagoo Qardho jooga uu proudly Shankaroon u sheeganayo unbay iyana mucaarad baanu nahay u odhan lahaayeen, Dee xaafadaa waligeedba Qaramayn waa laga yiqiinay. Waxas wa iska propaganda. Odayaashoodi wa aragta they said no soldiers of ours joined Sland. Morgan sub clan maha daad ku cusub reer Puntland, waligood reer Puntland bay ahayeen.If the east Burco think shopping for clans in 2018 will work they are in for a rude awakening. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted September 3, 2018 In ay dhahaan ana bay baga tageen kuwa Xiis jooga baa wacneeyd, sheekadan waxbaa ka jira, isu egaanshaha ka sakoow, odayadani hadalka ma fogeeyn, toosna uma inkirin, dhalinta laagayaabe warku soo gaadhin, baa hadalkoodu qaloocnaa. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 3, 2018 2 hours ago, maakhiri1 said: In ay dhahaan ana bay baga tageen kuwa Xiis jooga baa wacneeyd, sheekadan waxbaa ka jira, isu egaanshaha ka sakoow, odayadani hadalka ma fogeeyn, toosna uma inkirin, dhalinta laagayaabe warku soo gaadhin, baa hadalkoodu qaloocnaa. War Maakhirow iis ilaali bal. New shopping ba lagu jiira, barina adiga lagu sheegan doono. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted September 4, 2018 Beesha so diga rogatay welcome ayaanu leenahay. Maba ogayn in gashaan dhan halka ku noolaa. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted September 4, 2018 12 hours ago, Barwaaqo said: Afarta boqol ee wiil May sheegteen reer aanay ahayn may yidhaahdeen Lantaan ku biiray ee sida Mujaahid Caare uu isagoo Qardho jooga uu proudly Shankaroon u sheeganayo unbay iyana mucaarad baanu nahay u odhan lahaayeen, Dee xaafadaa waligeedba Qaramayn waa laga yiqiinay. Barwaaqooy iskabadaa beesha cabdiraxiinee mama malyuuun iyo beesheeda ayaa katar kujira oo ka cabsanaya in maanin dhaw iyagana shaadhka beenta ah ee ay xidhan yihiin laga saaro Quote Share this post Link to post Share on other sites