Sign in to follow this  
The Zack

Huuno, Ma Xamaraawi ayaa tahay?

Recommended Posts

Tuujiye   

^^^ reer kismaayood sheegato aa tahay marka hadii aadan aqoon "Qubo"...

 

 

War soomaligii fiirihiisa qarsada, ma baruur baa saaran? war bax Gymka gal oo wax cun! gaabnaan iyo qaxuubnimo baa isku darsatee looool... and isku dirka dhaafnooh! nuune adiga buu su'aal ku weydiiyay....

 

 

Waraa nuune, wili waa ku sugooyaa nooh! nacalaa iskaarbahaada kutaalee!!!

 

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Waraa Haatu waad garatay markaa tidhi Ibraahiim.. sidaas weeye duqa.

 

Baryahan SOL qofkii lagu kacsan yahay waxaa lagu eedeeyaa inuu script yahay, I think Nuune and Haatu are one person, Bob. I know Tuujiye would agree with me.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Tuujiye, ani laftigeyga Kismaayo maanan ka imaanin. Half my family is from there though.

 

Zack, ahlan markaas. :D And yes, me and Nuune are one person. He is the more boring technical/geekish side while I take care of the funner side of life. Don't you agree Bob ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Juxa:

biyo kaa badan wey ku qaadaan hade, you cant blame me it was BOB

Juxa ONLY after you asked for my advice on how to get rid of Maadeey...Come on be a woman about it and admit.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Haatu:

lol @Bob pimping reer waamo
:D

 

Bob, by answering lafahaa, you affirmed who you are baajuun yahow.
:D

Waar waa maxay pimpingka iyo waxa aad sheegi? Stop reading between the lines ee fadhiga intaad ka kacdo bilcaan soo xareeso aan kuugu darne meesha hasoo madax madoobaane sidii laxdii Duq Qulaay. :D

 

Let me give you a hint...I could be Cali Wanaag, Aadan Kheyr or Reer Is@aq. :D

 

 

Zack...nimankan Nuune iyo Haatu ah waa laba nin oo bakhtiyay oo aan waxba isku faleyn waana runtaa nimanku waa Script...heck that means. :D

 

 

Saar ayaan rabay inaan idiin tumo kadibna bilaawe aan idiin wada dhiibo laakiin Ramadaan ayaa soo galay soo waa inoo bacda Ramadaan Insha Allah.

 

 

Ramadan Kareem to all of you Brothers and Sisters.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this