Sign in to follow this  
The Zack

Huuno, Ma Xamaraawi ayaa tahay?

Recommended Posts

Haatu   

Laa Zack been badnidaa. Kudhaa iyo meelahaas yaa iiga xigaa. :D

 

Bob car ha ka jawaabo. Haddey saas noqoto, asaga iyo abtigey Maadbeey baa walaalo ah. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

MMA, erayga Xamar micnahiisa maxuu yahay? why Moqdishu loogu yeera Xamar?, (there is a reason I'm asking you this question, Wikipidea gave me one version, waa iska fahmeysaa). :D

b16122008-14_w1.jpg

 

While I've your attention, can you also explain Waamo micnaheeda. Grazie mille...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Micnaha Xamar dad isku raacsan maleh, and it has more obscure original than Muqdisho and Banaadir. Muqdisho iyo Banaadir (maqda shah {seat of shah} and bandar {port} respectively) waala isku wada raacay inay kasoo jeedaan ereyo Persian ah, laakiin Xamar lama hubo, though some also say it is another Persian word.

 

Not me. I don't believe it originated from a Persian word. I believe its origin lies with a tree's name. Geed la dhaho xamar ayaa jiro, and it still exists.

 

About micnaha Waamo, ma hubi. Reer Waamoodka SOL ku jiro perhaps noo micneyn karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Haatu:

Bob sxb ma cabdalle baad aheed?
:D

What do you think? :cool:

 

 

Zack...Waa runtaa xidigo oo nool inaan meel kale wax ka raadiyo waa qalad. redface.gif

 

Reer Waamo must be the most misunderstood people in the entire Somalia and nobody asked for their side of the story which is typical maryooleey syndrome. :mad:

 

 

Kudhaa, Juulo Jawaay, Ras Kembooni, Janaa Cabdalle, Cabdalle Biroole, Cagtaa Lehel, Buulo Xaaji, Sac Mooje, Xaliimo Cadeey, Badhaadhe, Kulbiyoow, Beer Xaane, Cag Libaax, Dhesheeg, Far Dhulb@hante, Xagar, Biibi, Santaaro, Qabaa, Af Madoow, Khookhaani, Hoosingoow, Dhoobleey, Taabto, Diif, Goobweyn, Buulo Gaduud, Bandar Jadiid, Jamaame. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Inaa Lilaahi... Bob'ow waxaa u baahan tahiin dadka idinka caawiyo xaga magax bixinta waxaad soo taxday badhkood magacyo ma aha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by BOB:

quote:Originally posted by Haatu:

Bob sxb ma cabdalle baad aheed?
:D

What do you think? :cool:

 

Sorry, but what is Cabdalle!!?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by nuune:

quote:Originally posted by BOB:

quote:

Originally posted by Haatu:

Bob sxb ma cabdalle baad aheed?
:D

What do you think? :cool:

 

Sorry, but what is Cabdalle!!?
You're gonna get me banned if I tell you.

 

Bob markaa waa inaa iga xishooto waayo adeerkaa baanu ahay. Maaddeeyna mataano baad tihiin. :D

 

Zack magacyadaas yaa ka qurux badan. Bal fiiri, kulbiyoow, badhaadhe. Waaba tabtii quruxda. :D

 

Ps: Bob, lafahaa? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

ZACK, hobseyd miyaan dhax galey, hadaba xaal waxba ilama ahan ee qumaati wax iigu sheeg,

 

 

HAATU, banned :eek: for explaining to me what Cabdalle is!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Haatu, being a man who visited Godey ands its surroundings, Nuune definitely knows who Cabdalla is.

 

If a = b and b = c then a = c markaa if Haatu claims Maaddeey is cabdalla and he also says adeer baan kuu ahay then haatu is cabdala.

 

Nuune xaalku waa inaad sabeen iyo go' bixisaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Haatu:

Ps: Bob, lafahaa?
icon_razz.gif

Wee Taxanyihiin. :D

 

 

PS. Cabdalle ma ihi...you came close but not close enough. ;) Bilcaanba meel kale haka raadin, dhaqan, asluub, akhlaaq, xishood iyo marwonimo ilaahay wuu u dhameeyay Maasha Allah...meesha ka kac hasoo madaweynaan sida kuryeerigii TATA. :D

 

 

Zack...Waamo meel ka magac fiican maba jirto Soomaaliya, ninkan Nuune ahna dhaqan toosin buu u baahanyahay haduuba maanta meesha lasoo taaganyahay Cabdalle ma aqaan...A&T baana dhibkaan oo dhan ka shaqeeyay illeyn isagaa wax bari waayay ninkan niikada ku jiro 24 hrs sida mushunguli beertuu gosha ku lahaa usoo go'day. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this