Showqi Posted August 7, 2010 Bob, bes mar hadaad ii magacoowday isku dubaridaha arooska howshaas aniga igu halee "Aalamiintadii in aan bilaabo waaye marka, waxaas oo mac-macaan ah aa i sugaayo" JB, Raas-Kambooni ma ihi, Xamaraawi baan ahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted August 7, 2010 Reer Xamar don't say "Xawaarawi baan ahay"...bal ku noqo mar labaad. Another thread hijacked by BOB. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 7, 2010 'Xamaraawina' xee ahayd, wax isweydiin ma xumee. Xamartii la wada sheegan jiray ayaa maanta dad miyi iyo meelahaas ka qaraaban jiray waagaas ayaa maanta dadka ku caaynaayo. Waa adduunyo xaalkeed. Cimrigaaga raago geel dhalaayana waa ku tusaa horey loo yiri. How fitting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 7, 2010 Originally posted by BOB: Waxaa la rabay inaa aragto nin reer Ijaaraa ah oo lo'leey ah iyo galti geel jire ah oo Qoraxeey ka yimi oo is helay! bal kaalay adiga is af fahansii. hadee markii dambe waxay tagtay in raggii lakala qabto oo lakala jiido. LOOL cousins aan is fahmeyn dhib badanaa. I have a feeling the galti one will always speaker better Somali LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted August 7, 2010 That's true but laakiin ninkan reer Ijaaraa ah wuxuu taaganyahay ninkan mar dambe yuusan i dhihin 'Dee Orodoo na dhaaf waxyahow falani' aniga beer maan yehe bani-aadam aan yahyaaye mise asaan dusha ka saaranyehe mise meejaaneey uu leeyahaa wah! Ninka reer Qoraxeey wuxuuba dhaar ku marayaa ninkan inuusan Soomaaliba aheyn iska daa reer wiil iyo waran badan e sababtoo ah wuxuu ku leeyahay ninkan wuu dhaqan xunyahoo dadkuu yasaa oo markaad aragtaba 'Ar lee Galti xunaa tahee maxaas ogtehe' ayuu idhahaa buu ku leeyahay. Hadee waad ogtahay aniga ninkan Cabdalle ayaan garta siiyay ileen isagaa reer Waamo ila ehe, A&T markii dambe beezaani ayuu noqday oo waxaa iigu dambeesay isagoo ku haya...ilma adeerayaalow maad Waamo inan iiga doontaan waddankii gaari kari maaye, miyaadan rag tol ah aheyn' Meesha waa la isku wareersanyahay, iyagana gabdhaha Waamo ayey rabaan, anigana waxaan la yaabanahay oo aan la dhacsanahay quruxda gabdhaha xaggaa ka yimaada Maasha Allah. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted August 7, 2010 Originally posted by NinaNC: Another thread hijacked by BOB. That's my forte nooh. Zack waa ciyaalka xaafada and a darn good sport as well unlike you. By the way A&T wuu ku raadinaayay ma is maqasheen? Is there something that you two are not telling us? :rolleyes: Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted August 7, 2010 What is the deal with you nowadays yaa BOB? Adeerka waa iga daba wadaa maalmahaan, see camal yaa akhii? Kismaayo this, Kismaayo that, na maarsii hal mar please it is getting tiring. Keep in mind that the topic aint about Kismaayo but Xamar Caddeey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 7, 2010 Bob Nimankaas waa isku wareereen marka. Nin Masalaani ku dhashay, kulbiyow-na ku koray, kudhaa-na ku guursday ma ogolaanayo in lagu yidhaahdo Somaligaaga lama fahmayo, isagaa dadka isula weyn. Hal ogow laakiin sarbeebta waa laga badiyaa qolyahan reer Ijaaraa marka hadalada ninka reer Wiji Waaji si fiican umuusan wada fahmin. AT&T waa reer Awaare yaa u ogol gabadh reer waamo ah, sida loo garaacaba ma isagaa yaqaan Adigu waligaa reer boorame raadi, xidigana garab mar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 7, 2010 Bob sxb ma cabdalle baad aheed? Masalaani, Kulbiyow, Kudhaa. Zack waayo waayo baad i xasuusisey. Alla goormaa iigu dambeyse? Zack dadkaa adi iyo kaas reer waamadda faraha iiga qaada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 7, 2010 Haatu @the straight forward question to Bob. Bob waa lagu hayaa duqa. Inaadan meelahaas aqoon oo ciyaal county high tahay baan kuu heystay. Buulo Bundha, Buulo caddaan, iyo aagaas umbaa lagu weydiin LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted August 7, 2010 Originally posted by NinaNC: Reer Xamar don't say "Xawaarawi baan ahay"...bal ku noqo mar labaad. Another thread hijacked by BOB. Nina, adiga garuun weyn aa ka soo horeeyo haye ,,,,,, waan ku noqday: "Waxaan ahay reer Xamar" Are you happy now Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 7, 2010 ^You are still saying it wrong. "Reer Xamara aan ahay" is the correct dialect. You are not from Xamar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted August 7, 2010 'heer Xamar aan ahaa' waaye sida saxda ah! Ninkii reer Waamo ee 'yaa kula socday' markaan iri, iigu jawaabay: 'Kelexeey' een mooday Nin magaciis ka warran? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 7, 2010 ^Heer? I thought u were reer koonfur, maantaa is qarxisay. A reer kunfuri would never say" reer xamar aan ahay or heer marka aan ahay". Loooool@kalaxeey... abtigay miyaa tolow? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted August 7, 2010 Reer koonfur assoluto aan ahay, duqa. lakin meelaha kalena ma moogi. Quote Share this post Link to post Share on other sites