The Zack Posted August 9, 2010 LOL@Bilcaan. Bob, the term bilcaan never ceases to crack me up. Haatu X and Y buu kugu raadinayaa, not sure the objectives behind it, is ilaali ninyahow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 9, 2010 ^^ lol, ZACK sabeenta iyo wixii raacsanaa waan bixin marka la ii sharxo ka dib, markaan Laba-Shilindi lugta ku marayey ma aanan maqal magacan, lol About HAATUU shaki haduu idin ka galey waa iska cadyahay, waayo wuxuu necebyahay Faarax Macalin(Deputy Kenyan Speaker), wuxuuna jecelyahay Yusuf Xaaji(Defense Kenyan Minister) ma qarsoomo HAATUU, ilkihiisa aa laga tiriyaa cidduu yahay. MAADEEY, anigu magacan Cabdalle wali ma aanan maqal, markaan dhahay ii sharxana waa la i diidey, adigu bal ii sharrax waxa Cabdalle laga wado. BOB adigu waamo bislaadey baad tahay oo tintu ingagtey, sidaas ay tahay war waxaa i soo gaarey in lagugu yuunbin jirey badda Kismaayo, cayaalka saas kuu gali jireyna ay ahaayeen reer Boorama, bal Xidigo kala sheekeeso iyadaa daganeed Kismaayo 9 bilood, maybe iney ka mid aheyd cayaalkii saas kuu gali jirey! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted August 9, 2010 ^Cabdallihii ciyaal ziyaha inaad ula jeeddaan ka baqay!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 9, 2010 ^ sidaas uma cayaal suuqsani niyahow, laakin thanks waabad i xasuusisey marka adigana garan meysid waxa Cabdalle laga wado, kolleey when HAATUU asked "are you Cabdalle to BOB?", marka sidey iila muuqato waa name, ama wax la iskugu waco oo dadk waamaha isku yaqaanaan! ZACK ayaan ka war sugayaa inuu daaha ka qaado eraygan qarsoon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted August 9, 2010 ^waan garanayaa'e waxaan u maleynayaa inaad is yeelyeeleysid, lakin A & T ilam adeeradiis waaye weliba kuwa Gaarisa u badan Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 9, 2010 ^^ lol@yeelyeeleysaa, maad i deysid aan baaritaanka sii wadee, illeen HAATUU bilaash uma necba FAARAX MACALIN Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted August 9, 2010 glad to see my neighbour maaddeey is alive, ayaantan shanqartiisa waa yara yaraatay XAMARAWI dadbaa la dhahaa, and they find it very offensive inloogu waco magacooda every cali iyo cabdi from the south Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted August 9, 2010 ^^Markaad iiga shakisay inaan dad kale ahay baan iska kaa nacay Mahadsanid inaad i tebtay, Ramadaan Mubaarak. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted August 9, 2010 biyo kaa badan wey ku qaadaan hade, you cant blame me it was BOB but yeah ramadan kariim Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 9, 2010 lol @Bob pimping reer waamo nuune dhibka dhaaf. Yaa ku dhahey cabdalle baan ahay. Haddaan ku dhaho caabudwaaq baan ahay maxaa fali laheed? I might even be cawliyahan for all you know. Bob, by answering lafahaa, you affirmed who you are baajuun yahow. Zack, X and Y haddaan isku keeno the results show the name Ibraahiim for you and nothing else. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted August 9, 2010 ^^^ Reer waamood yahoo lafaha sagaarada lagu soo korshay..war iska dhaaf Baajuunta! markaas anaa faraha ila soo galee yaah! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 9, 2010 War yaa baajuun wax ka sheegey, wax yahow gaaban At least waad is caddeeyse like a man unlike Bob. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted August 9, 2010 ^^ BOB laakiin iskuma ekin yaah! BoB isaga "qubo" uu u egyahay.. aniga waa kala baxsanahay.... Yaa gaaboo dhahee? geed yahoo aad u qabtid "Big zero"..cunugyahoo madaxa weysha leh!...aniga in aan ka dheerahay nuune ma ogtahay horta? uu wili garabka hoostiisa ii joogo.... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 9, 2010 Originally posted by Haatu: I might even be cawliyahan for all you know. No offence, but what is cawliyahan!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 9, 2010 Tuujiye, damn, I didn't know nuune wa that short Bid zero aa. Sxb ani iyo adi yey baruurta kun fakatey? What is qubo? nuune, forget about that man. Kolley reer waamadda un baa waxyaabahaas aqaan ee ninkaas ku leh waa gaaban tahey oo gambar baa la siman tahey iska celi. Quote Share this post Link to post Share on other sites