Sign in to follow this  
The Zack

Huuno, Ma Xamaraawi ayaa tahay?

Recommended Posts

Showqi   

Bob, bes mar hadaad ii magacoowday isku dubaridaha arooska smile.gif howshaas aniga igu halee "Aalamiintadii in aan bilaabo waaye marka, waxaas oo mac-macaan ah aa i sugaayo" :D

 

JB, Raas-Kambooni ma ihi, Xamaraawi baan ahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Xamaraawina' xee ahayd, wax isweydiin ma xumee.

 

Xamartii la wada sheegan jiray ayaa maanta dad miyi iyo meelahaas ka qaraaban jiray waagaas ayaa maanta dadka ku caaynaayo. Waa adduunyo xaalkeed.

 

Cimrigaaga raago geel dhalaayana waa ku tusaa horey loo yiri. How fitting.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by BOB:

Waxaa la rabay inaa aragto nin reer Ijaaraa ah oo lo'leey ah iyo galti geel jire ah oo Qoraxeey ka yimi oo is helay! bal kaalay adiga is af fahansii.
:D
hadee markii dambe waxay tagtay in raggii lakala qabto oo lakala jiido.
:D

LOOL cousins aan is fahmeyn dhib badanaa. I have a feeling the galti one will always speaker better Somali LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

That's true but laakiin ninkan reer Ijaaraa ah wuxuu taaganyahay ninkan mar dambe yuusan i dhihin 'Dee Orodoo na dhaaf waxyahow falani' aniga beer maan yehe bani-aadam aan yahyaaye mise asaan dusha ka saaranyehe mise meejaaneey uu leeyahaa wah! :D

 

 

Ninka reer Qoraxeey wuxuuba dhaar ku marayaa ninkan inuusan Soomaaliba aheyn iska daa reer wiil iyo waran badan e sababtoo ah wuxuu ku leeyahay ninkan wuu dhaqan xunyahoo dadkuu yasaa oo markaad aragtaba 'Ar lee Galti xunaa tahee maxaas ogtehe' ayuu idhahaa buu ku leeyahay. :D

 

 

Hadee waad ogtahay aniga ninkan Cabdalle ayaan garta siiyay ileen isagaa reer Waamo ila ehe, A&T markii dambe beezaani ayuu noqday oo waxaa iigu dambeesay isagoo ku haya...ilma adeerayaalow maad Waamo inan iiga doontaan waddankii gaari kari maaye, miyaadan rag tol ah aheyn' :D

 

 

Meesha waa la isku wareersanyahay, iyagana gabdhaha Waamo ayey rabaan, anigana waxaan la yaabanahay oo aan la dhacsanahay quruxda gabdhaha xaggaa ka yimaada Maasha Allah. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by NinaNC:

Another thread hijacked by BOB.
;)

That's my forte nooh. smile.gif Zack waa ciyaalka xaafada and a darn good sport as well unlike you. :D

 

 

By the way A&T wuu ku raadinaayay ma is maqasheen? Is there something that you two are not telling us? :rolleyes:

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

What is the deal with you nowadays yaa BOB? Adeerka waa iga daba wadaa maalmahaan, see camal yaa akhii?

 

Kismaayo this, Kismaayo that, na maarsii hal mar please it is getting tiring. Keep in mind that the topic aint about Kismaayo but Xamar Caddeey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Bob :D:D

Nimankaas waa isku wareereen marka. Nin Masalaani ku dhashay, kulbiyow-na ku koray, kudhaa-na ku guursday ma ogolaanayo in lagu yidhaahdo Somaligaaga lama fahmayo, isagaa dadka isula weyn. Hal ogow laakiin sarbeebta waa laga badiyaa qolyahan reer Ijaaraa marka hadalada ninka reer Wiji Waaji si fiican umuusan wada fahmin.

 

AT&T waa reer Awaare yaa u ogol gabadh reer waamo ah, sida loo garaacaba ma isagaa yaqaan :D:D

 

Adigu waligaa reer boorame raadi, xidigana garab mar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Bob sxb ma cabdalle baad aheed? :D

 

Masalaani, Kulbiyow, Kudhaa. Zack waayo waayo baad i xasuusisey. Alla goormaa iigu dambeyse?

Zack dadkaa adi iyo kaas reer waamadda faraha iiga qaada. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Haatu :D:D @the straight forward question to Bob. Bob waa lagu hayaa duqa.

 

Inaadan meelahaas aqoon oo ciyaal county high tahay baan kuu heystay. Buulo Bundha, Buulo caddaan, iyo aagaas umbaa lagu weydiin LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by NinaNC:

Reer Xamar don't say "Xawaarawi baan ahay"...bal ku noqo mar labaad.
icon_razz.gif

Another thread hijacked by BOB.
;)

Nina, adiga garuun weyn aa ka soo horeeyo haye :D ,,,,,, waan ku noqday: "Waxaan ahay reer Xamar" Are you happy now :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

'heer Xamar aan ahaa' waaye sida saxda ah! ;)

 

Ninkii reer Waamo ee 'yaa kula socday' markaan iri, iigu jawaabay: 'Kelexeey' een mooday Nin magaciis ka warran? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Heer? I thought u were reer koonfur, maantaa is qarxisay. A reer kunfuri would never say" reer xamar aan ahay or heer marka aan ahay".

 

Loooool@kalaxeey... abtigay miyaa tolow?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this