Xaaji Xunjuf Posted September 3, 2018 The Saudis are changing their policy towards somaliland and the horn. It's all the work of ilma sheikh zayid the policy makers behind the scenes.I think they are very dissapointed with the koonfurians that they are so ineffective in Mogadishu. Most of Saudi policy towards Somaliland was done by the late Mubarak of Egypt. The Saudis just followed their policy of supporting the old defunct Somali republic. Investing in Mogadishu poltically economically but it was all with out any tangible results.I think this positive and we should cooperate deeply with the Saudis on investment investment and building a stronger economy for Somaliland. Since we are one the same side in the geopolitical crisis in the middle east. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted September 3, 2018 Seriously sidaan maa idiinka daacad ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted September 3, 2018 Waraa ina mucjiso every time I see you here waxaan soo xasuustaa khiyaanada Ku dhacday oday ducaale murugo ayey igu reebtay arintaas odaygaas dhaxashiisi dad aan xaq u leheen ayaa qaatay he needs justice. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted September 3, 2018 Oday ducaale arintiisa moorayaanimo ka weyn ma jirto his family should demand DNA testing to ina mucjiso iyo adigaba Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 3, 2018 Sodon sano oo wax kasta oo wax kasta laysku xiray lafo bini aadam dhulka kasoo saar, ingiriiska lagu hor rafto, suuf iyo xabag laysku xiro, aqoon yahan iyo culumo dibadda loo diro, ictirasfkii ma wuxuu kusoo af jarmay telefishin sacuudi ah yaa magaceena soo hadal qaaday??! (laa xawla walaa quwata ilaa bilaah ilaahow umadda soo hadee oo caqligooda usoo celi) War sacuudigu makala yaqaan koonfur iyo waqooyi iyo bari, ayagoo isku basaboor wata, yuu god ku ridaa, oo si isku mida oo simman usoo wada tarxiilaa ee sida isu dhaama. sidaanu si ma'ahan dhimasho iyo dhareer wada socda somaalidu ma jeclaan jirin. ingiriis waa laga quustay sacuudigaa nasoo hadal qaaday jabhad hor leh oo cusub bay abuuri doontaa iyo fashal sii xumeeya xaaladda wareersan oo hadda jirta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 3, 2018 Dhulka ay Somalidu degto meesha ugu liidata bina adanku noolado wa gedo iyo tuulada cabuudwaaq. Skuul maleh telocomincation maleh amaan maleh nololsha wixi asaasi u aha ayaa ka maqan. Inamayaryar oo cumamadaysan ayaa meesha kutunta marna sanweynta u xoogsheegata. Gooni maanta dadkiisa kama warhayo nolosha ay ku noolyihin wuxu u haysta inu afweyne noolyahay ama soo noolanayo oo guryihi booli qaran dib loo furayo deedna halka inu cashuurta ummada ku cuno xaraan ku naax ku jiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 4, 2018 Maya walaal xaji uguma liitaan somaalida waxaa ugu liita aragtidayda qofkaan kala saari karin xaqiiqda iyo khiyaaliga ama aan kala garan karin dhulka soomaalidu inuu yahay daahir barakaysan oo umadda soomaaliyeed leedahay meeshuu doono haku yaalo. Tan horumarka waa sax in gedo noqotay meel dagaaladu ku bataan waxaana u sabab ah sidaan is leeyahay waa gobol aad uga wayn labo jeer jamhuuriyadda sacuudigu aqoonsaday, laguna dhuuman karo oo ay adagtahay in la kontoroolo dhanka buuraha jidadka la maro iwm. Rumee ama ha rumayn waxaan kasoo shaqeeyay mudo kooban hay'adahan somaalida caawiya mid ka mida oo islasmku leeyahay, in kooban Cabud waaq waxaa ku yaala 32 ceel biyood ama matoor sida somaalidu u taqaan, guri walbana waxuu helaa biyo waafi ah oo tuubo dhulka soo marta ugu yimaada. Berbera waxaa ku yaal lix ceel motoor oo dhawr ciladdaysan yihiin dameerku jid uu marana ma leh iyo xataa hargaysaba waa meesha qudha aduuka oo mooto biyo lagu dhaamiyo. Taas macnaheedu waxaa weeyaan tuuladaas nolosha asaasigeeda way kaga hormarsan tahay magaalooyinkaas waa wayn oo soo jireenka ah ama la doonayo in london lala mataaneeyo. Usoo noqo mowduuca Sacuudigu cid ma aqoonsado asagaa wax aqoonsada u baahan ismana lahayn warqadaas wariyuhu ka akhriyay daaha gadaashiisa oodweyne way ka farxin doontaa. Xataa ma'ahan niqaash ama falanqayn aqoonyahan lagu casuumay oo noo sababeeya faa'iidada ugu jirta soomaalida iyo jaamacadda carabta iyo caalamka islaamka kala tagga soomaalida. Wariyuhu wuxuu akhriyay warqad uu qoray mujaahid beeneed duqoobay Wuxuuna ku bilaabay waxaan ka xorownay siyaad barre oo na gumaysan jiray kalmadda cabuudiya wariyaha rasmigaa kuma dhiirado dhaqanka carabta iyo baratakoolka saxaafadda labadaba. Carabtuna way yaqanaan siyaad barre wuxuu ahaa wayna u duceeyaan waxba kama sheegaan aan wanaag ahayn mana iloobin, haybadii soomaaliya ku lahayd jaamacadda carabta iyo caalamka intiisa kaleba xiligii taliskiisa Ilaa iyo hadda ama iminka sidaad u taqaan barqiyadda tahniyada soomaaliya waxay usoo diraan 21'ka oktoobar wax up-date ah kuma samayn sababtoo ah maysan arag soomaali nool oo dadnimo ka muuqato wixii asaga ka dambeeyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 4, 2018 Gedo waxay ugu liidata meel ay Somali degto sababto ah dadkeedi baa dad ahayn sidu abahood u haligmay afbakhaare. Meel ay jaan iyo ciidhib dhigaan majirto. Ama irhaabiyin ba Utaliya ama hogaamiye koxeed sidasaad u noolayd todobiyio labaaantanki sanneh ugu dambeyse. Hogaaniyihiina ama ninka hogaanka idin hayey ama wuxu ah mid shabaab u shaqeya oo afka ka xumbeyaa aka wuxu aha warlord hiiraaale. Hadu yarkan heblaayo cheese kuso biiray saxaada siyaasada. Sucuudiga cida ushaqo tegi jirtay qarniigi 19aad ila hada wa reer Somaliland. Cida xoolo nool u dhoofin jirtay wa isla anaga. Cida ganacsiyo xijaas iyo najd kafurtay wa isla anaga. Idinka taarikda Somalida waxay idin bilaabmatay 1969. Somali 1969 kahor wey jirtay qaran way ahayd dunidida xiidhiidh waanu lahayn. Laakin idinka waaga jirin waagu ina cigaal talinayey iyo adan cadde iyo sharmakre. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted September 4, 2018 1 hour ago, gooni said: Cabud waaq waxaa ku yaala 32 ceel biyood ama matoor sida somaalidu u taqaan, guri walbana waxuu helaa biyo waafi ah oo tuubo dhulka soo marta ugu yimaada. Berbera waxaa ku yaal lix ceel motoor oo dhawr ciladdaysan yihiin dameerku jid uu marana ma leh iyo xataa hargaysaba waa meesha qudha aduuka oo mooto biyo lagu dhaamiyo. Taas macnaheedu waxaa weeyaan tuuladaas nolosha asaasigeeda way kaga hormarsan tahay magaalooyinkaas waa wayn oo soo jireenka ah ama la doonayo in london lala mataaneeyo. I agree with this. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted September 4, 2018 Saudis , Bring it on, don't beat around the bush, if they have guts, they should recognise SL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted September 4, 2018 51 minutes ago, Tallaabo said: I agree with this. Gooni, has recently been to SL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted September 4, 2018 4 minutes ago, maakhiri1 said: Gooni, has recently been to SL. I will agree with him when he tells the truth but I'll not buy his cheap excuse of saying Gedo is too big to be secured or monitored. Quote Share this post Link to post Share on other sites