Chimera Posted September 20, 2008 Dear Editor When will the world take a stand and exterminate the drunk pilots of the Insect Kingdom i.e the 'Moths'? Whenever i try to take a shower these drunks enter through the bathroom window and begin to zig zag around me. I have trouble following there movements because usually i have water or shamboo in my eyes so i fall alot trying to avoid them - splash splash. I can tolerate a 'fly' or two but these hideous drunks are pissing me off. Cheers! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qorax Posted September 20, 2008 Ku: Tafaftire Orgi Og: Sol Jabha Muqawamo Og: Ibti Og: Unknown1 Og: Abtigiis & Tolka Og: Ina Caydiid Uje.: Walaalaheena Amxaarada Waxaa wax laga xumaado ah in maqaalki Arbacadii 13ki Sept ku soo baxay jariidadiina SOL Bashkalax boggeeda 4aad ee soo qoray nin isku magacaabay Hamaan Mugdi uuna ku cambarenayseen dowlada iyo dalka Itobiya. Waa wax laga xumaado in aad dadka walaalaha kala fogeysaan iskana horkeetaan idinkoo adeegsanaya falal gurucan. Haddii aanu nahay bahda saafiga ah ee SOL waxaanu leenahay ha ka waantoobeen iskudayida foosha xun ee lagu kala geynayo dad walaalo ah isku dhaqana iskuna dad ah. Mahadsanidiin Fara Baxsay Miigane Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 21, 2008 ^Loooooooooooooooooool, thats classic! Og Og'ta baa i dishay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted September 26, 2008 Sir, Not for the first time in the life of this excellent forum I am noticing a disagreement on Somali spelling or word meanings. Since the Somali language only appeared in its written format in the early seventies and was not given enough time to take hold and prosper, as a result of the unrest of the past eighteen years, is it any wonder that we are seeing these endless disagreements? Is it buurshiil or bursaliid? Gabadh or Gabar? Yours Nin edin ku dhix lumay Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted September 26, 2008 Loooooooooooooooool@Nin edin ku dhix lumay Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 26, 2008 Ku: Wasiirka Dhirta iyo Daaqa Ka: Bisiqle Barkin Dhurwaa Ujeedo: Shaqadaadu maxay atahy! Wasiir shaqadaadu maxey tahay, soo inaad dayac tirto ma ahan dhirta, maalin dhaweed geeda badan baad ka xaalufisay wadanka ood dhuxul ka sameesay isla markaana dhoofisay. Wasiir shaqadaadu maxay tahay? ============================== Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted September 26, 2008 ^^ Somalido waxay ku maah maahda: Xaamiha, Xaraamiha (mese kuwa carbtay ahaayin?) Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 26, 2008 lool@xaamihaa xaraamihaa, abidkey ma maqal, Soomaali ka dheer waxaas, waa hawlahaagi carabta ahaa ayaan u maleenayaa eed ku qaraaban jirtey There was hees by Dhuule with similar lines like that, can't remmeber the full lyrics: xuural ceyn la moodyee gacmahaaga xaada leh markaan soo xasuustaa xanxan toodaye xabad yahay waxaa tahay xulashada haween koo xaqiiqdii mid kula mida ah wali lama xambaarineee. Still I can't find xaamihaa and ximaarihaa in those lines Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted September 26, 2008 ^^ Ninyaho odaygan xaada o heesi jiray bari ban eska nibcaa. He seemed to be in every darn riwaayad I was forced to watch as a kid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 26, 2008 Originally posted by NGONGE: ^^ Somalido waxay ku maah maahda: Xaamiha, Xaraamiha (mese kuwa carbtay ahaayin?) Hahahahahahaaaaaaaaaaa...Soomaalidee waaye kuwaas? Nuune, alla maxaa dad qar ka tuurtay!!!Xuural, xaada, xasuustaa, xanxan, xabad, xulashada, xaqiiqdii, iyo xambaarinee, xaa ka galay xaamiha, xaraamiha? Mise X Xda lee ka raacoynaa? Mayee Xabiibo Xiimaay Xoogweyn! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 26, 2008 ^^^ looool@xabiibo xiimaaye xoogweyn adaaba been yiri waxan dhanba, Koolo, adiga warqad in lagaa qoro waaye dacwo ah, leter to the editor lool si qosolka lagaaga gooyo Ngonge, aniga Dhuule waan ka danbeeyaa, rageedi waaye ninkaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 26, 2008 ^I didn't looool, I hahahahahaaed! Laakiin ilaahaan kugu dhaarshee Nuunoow mawaxaa rabtay sida noocminalCunsuri yaashaan meesha daadsan inaa miserable ahaado? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 26, 2008 Koolo, waa kugu raacsanahay runti, kuwa waxaaba buuxo aad moodo in goof laga daaqey oo ceesaan yaroo mina shaakiriin ah, ii qosol yaakhey hortaa nuur gadaashaa nuur Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 26, 2008 Aah! waa ku kan adiga iyo habar koolo as for your previous question: labadinnan ba isla waalan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 26, 2008 ^Mr Xisaabyahan ahaa? Nuune, sidoo kale adna hortaa, gadaashaa iyo geesahaaba nuur insha'allah... Quote Share this post Link to post Share on other sites