gooni Posted September 3, 2018 Kolay si fiican uma fahmsani waxa loola jeedo beelaha ****, haddii loola jeedo wax alle waxaan ahayn beelihii horay hogaanka u hayay oo xulufo ahaan ayadoon dhalasho jirin waraaqaha lagu mideeyay, waxaa ka wanaagsanaa ayagoo xisbi ku badela qabiilka, waxayna heli lahaayeen qabiilo badan oo labadaa beelood ka baxsan oo misaankooda wax un ku kordhin lahaa sida kuwa la hayb sooco dadku waa tharwa kama daro. Abtigiis waxaa uga daran beelahan tabanaya sidaan filayo, gudaha beeshiisa oo isu aragta qowmiyad balaaran oo dulumka ugu wayn ayaga kusoo dhacay waana tan keenaysa inuu u ekaado nin u sad burinaya beeshiisa Aragtidayda waa nin wax u kala saaran yihiin oo asaga qudhiisu dhibku soo taabtay, haloo samro intuu marada geedka ka fuqsanayo yaan la degdegin, ina illeyba ayadoo la aamusan yahay oo wax shira jirrin yaa loo samri jiray. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites