Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa looga hadlay shirkii golaha Wasiiradda Puntland?

Recommended Posts

Deeq A.   

FB_IMG_15355457787148360.jpg?resize=600%Shirkii golaha wasiiradda Puntland
Shirkii khamiis laha golaha Wasiiradda Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Gaas ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah.

War-murtiyeed ka soo baxay shirkaas ayaa lagu sheegay in looga hadlay amniga Puntland, xeerka waddo marista iyo warbixin laga dhageystay mid kamid ah Wasaaradaha.

Amniga Puntland ayaa war-murtiyeedka lagu sheegay in uu yahay mid leysku hakeyn karo, ayna socdaan howl-galo baaxad leh.

Shir walba oo khamiisle ah ayay Puntland ku sheegtaa in amnigu yahay mid leysku haleyn karo, iyadoo mararka qaar ay dhacaan falal lid ku ah amniga.

Hoos ka akhriso war-murtiyeedka
FB_IMG_15355456883116943.jpg?resize=425%
PUNTLAND POST

The post Maxaa looga hadlay shirkii golaha Wasiiradda Puntland? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this